DAAWO:- Xildhibaan Jawaari oo hadal Cajiib ah maanta ka jeediyay Fadhigii Baarlamaanka “Waligeey Xildhibaan baan ahaan doonaa”.

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somalia Maxamed Sh.Cismaan Jawaari oo maanta kahadlay kulankii Baarlamaanka Somaia ee looga hadlayay arimo kusaabsan Doorashada Dalka ee Sanadka soo socda.

Jawaari ayaa sheegay in ay qasab tahay in la qabto doorasho hadiise ay dhici wayso doorasho isagana uu sii ahaan doono Xildhibaan oo uusan booska Banayn doonin.

HALKAAN KADAAWO

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here