DAAWO:- Yaa ka dambeeyay Geerida Haweeneeydii Baaraysay Weerarkii Alshabaab ay ka fuliyeen Dusit2 “Xog soo korodhay”.

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay geerida Monica Wambui Githaiga oo aheyd sarkaalkii ugu sarreeyey baaritaanka weerar Al-Shabaab horraantii sanadkaan ka fulisay Nairobi.

Monica Wambui Githaiga oo aheyd xubin sare oo ka tirsan sirdoonka Kenya ayaa u geeriyootay xanuun degdeg ah oo ku yimid daqiiqado ka hor markii ay ka soo degtay garoonka Jommo Kenyatta, iyadoo ka timd dhankaa iyo dalka Japan.

Haweeneydaan ayaa hogaamineysay saraakiil ka tirsan sirdoonka Kenya, kuwaas oo baaritaan iyo dabagal ku hayey weerarkii hotelka Dusit ee ay geysatay Al-Shabaab.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*