DEG DEG:Soomaliland oo cagta Saartay wadadii Dowladi Dhexe Soomaaliya SNM Ku bur Burisey

Soomaliland Ayaa Xaalada Siyaasada Ay Kujirto waxaa Lagu Macnaynayaa Inay tahay Mid U Eg Qaabkii Dowladii Dhexe ee Soomaaliya Ay Ku Bur Buriyeen Jabhadii SNM,Waxaana Hada Arinta Maraysaa Inay faraha Ka Baxday oo Xisbiyada Iyo Siyaasinta Ay qabaan Inay Soomaliland Hada Bur Bur U Dhowdahay.

Wadada Kaliya ee Hada Ladoonayo in lagu xaliyo Arinka Ayaa Ah In Maxkamada Soomaliland Ay Go’aan Ka Gaadho Arinta muranka Golaha Guurtida Soomaliland.

Tan iyo markii uu Kursiga Madaxweynenimada Somaliland ku guulaystay Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa soo baxaayay Mawjaddo mucaaridad ah iyo kala duwannaansho siyaasaddeed oo mararka qaarkood meel adag gaadhaayay.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo hadda muddo laba sanaddood ah Xilka hayay, waxa ka hor-yimid oo si wayn uga soo horjeestay Siyaasiyiin tiro badan oo ka soo jeedda beesha Habaryoonis, kuwaasoo saluug badan ka muujiyay sida uu dalka u maamullaayo Madaxweyne Muuse Biixi, waxaannay ku qaaddeen Mucaaridad adag iyo dhaliilo xooggan oo kolkasta u jeeddiyaan Xukuumadda uu hoggaankeedda hayo Muuse Biixi Cabdi.
Muuqaalka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here