
maal mahii ugu danbeeyey waxaa soo baxaya warar sheegaya inuu isku Soo Shawaansho ka Dhex jiro jubbaland iyo Xidig oo mucaraad ku ah.
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo golaha isbedel-doonka Jubbaland ayaa Maanta sheegay in aysan jirin wax iska bedelay mowqifkooda ku aadanin Jubbaland aysan ka dhicin wax doorasho ah, isla markaana ay doonayaan in la qabto doorasho xalaal ah.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa warar soo baxayay waxaa ay sheegayaan in Xubnaha isbedel-doonka Jubbaland ay heshiis la galeen Axmed Madoobe, kadib markii Cabdinaasir seer oo kamid ah xubnahaas uu gaaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya si uu ula kulmo Axmed Madoobe oo halkaasi.
Axmed Madoobe Ayaa Dhowr Jeer Kenya Ka Codsaday Inay la Heshiisiiso.
____________________________________________________
Be the first to comment