Degdeg:- Axmed Karaash oo Seefta Galka kala baxay + Masuul Miisaan Kuleh Gobolka Cayn ayuu Eryay.

Ku-simaha madaxweynaha, ahna madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Cayn ee Puntland Cabdirisaaq Xaaji Xasan Cabdi (Xundub), isago guddoomiye cusub u magacaabay gobolkaasi.

Dikreeto ka soo baxday xafiiska ku-simaha madaxweynaha, Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), oo xilka looga qaaday guddoomiyihii gobolka Cayn ee Puntland Cabdirisaaq Xaaji Xasan Cabdi, ayaa sidoo kale guddoomiyaha cusub ee Cayn lagu magacaabay Maxamuud Maxamed Nuux (Guuleed).

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*