Degdeg:- Boliska Somalia oo bilaabaya Howlo aan Horay loo arag + Digniin cusub oo Shacabka kuwajahan.

Taiye kuxigeenka Ciidanka Booliska soomaaliyeed Zakiya xuseen axamed ayaa waxa ay sheegtay in laga cabsi qabo in ay magaalada muqdisho ay kada’an roobab mahiigaan ah kuwaa oo saameen kala duwan gaysan kara.

Waxa ay shegtay in dhamaan saldhigyada Booliska Gobalka Banaadir iyo Laanta Gurmadka Dag Dag ee Dowlada Hoose la geliyay heegan buuxda sidoo kalena la diyaariyay baabuurta gargaarka sida ambulansyada iyo deb demiska.

Waxa ay ugu baaqday shacabka muqdisho hadii ay ubaahdaan gurmad dag dag ay la xiriiraan hey’adaha amniga iyo gurmadka deg deg ah iyagoo wacaaya lambarka 991.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*