Degdeg DAAWO:- Kacdoon Balaadhan oo ka dhan Maamulka Hirshabeele ayaa ka Curtay Hiiraan “MD Waare oo halis kujira”.

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Buulaburde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in maanta halkaasi uu ka dhacay banaanbax balaaran oo ka dhan maamulka Hirshabeele.

Boqolaal kamid ah shacabka Magaalada ayaa isugu baxay wadooyinka waawayn kuwaas oo ku qaylinayay erayo ka dhan maamulka Hirshabeele iyo wasaaradda arimaha Gudaha maamulkaasi.

Dhinaca kale Ciidamada AMISOM ayaa rasaas noolnool u adeegsaday Banaanbaxayaasha waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo Dhaawacyo leh oo la xaqiijiyay geerida laba ruux iyo dhaawaca laba kale.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*