Degdeg:- DFS iyo Ahlusunna oo soo afjaray Khilaafkii kadhextaagnaa ee Doorashada Galmudug.

Kaddib wadahadal dheer iyo dadaal badan oo ku saabsanaa sidii xal loogu heli lahaa arrinta Ahlu-sunna Waljamaaca ee dhismaha dowlad-goboleedka Galmudug waxa ay Ahlu-sunna iyo Wasaaradda Arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalku gaareen heshiis ka kooban hal bog, kaas oo lagu sheegay in kagadaal wadahadal muddo qaatay oo dhexmaray ASW iyo Dowladda Federaalka xal laga gaaray arrintii cakirnayad ee dhismaha Galmudug.

Heshiiskan ayaa lagu xusay in ay gacan ka geysteen Odayaasha Dhaqanka, Ganacsato, Siyaasiyiin iyo shaqsiyaad magac leh oo kasoo jeeda degaanka.

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*