Degdeg:- Gudoomiye Dhooba Daareed oo lagu arkay isagoo ka duulaya Garoonka Garoowe “Halkee ayuu ku wajahan yahay?”.

Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka Puntland Cabdixakiin Dhoobo dareed ayaa maanta Garowe ku soo laabtay ka dib mudo bil ka badan oo uu joogay gobolka Sanaag.

Dhoobo Daareed ayaa tan iyo markii Barlamaanku xilka ka qaadeen waxa uu ahaa mid dhaliilayay Siyaasadda Puntland waxaana hada uu ku sugan Garoonka diyaaradaha magaaladaasi.

Sida ay sheegayaan Xogaha ay heleyso Marqaannew Mr.Dhoobo ayaa safarkiisa kusoo tagi doona Magaalada Muqdisho wallow aysan jirin cid wali xaqiijinta qorshihiisa iyo safarka uu kuyimid Garoowe kagana sii amba baxayo

Xogo dheeraad ah naga fisha Insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here