Degdeg:- Madaxwayne Waare oo eryay qaar kamid ah Wasiiradiisa kuwa ugu Muhiimsan kadib rabshado dhacay.

Madaxweynaha HirShabelle. Maxamed Cabdi Waare, oo isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa Wasiiradda ayaa wuxuu magacaabay afar kamid ah xukuumadda maamulka Jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here