Degdeg:- Madaxwayne Waare oo si cad udiiday in Waqti kororsi ay sameeystaan Farmaajo iyo Kheyre.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa  soo saaray qoraal ka kooban  Lix qodob ka soo  la xiriira mowqifkiisa ku aadan doorashooyinka la filayo in ay dalka ka dhacaan  Sanadka 2020/21.

Qoraalka ka soo baxay madaxtooyada Hirshabeelle ayaa lagu cadeeyey in aan la aqbaleyn muddo kororsi,sidoo kalena doorashada ay  dhamaan ka wada qeyb qaataan bulshada Soomaaliyeed sida lagu yiri qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle.

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*