Degdeg:- Puntland oo maxkamadaynaysa Odayaal iyo Siyaasiyiin lagu xirxiray Boosaaso “Maxaa loo haystaa”.

Maxkamadda Darajada koowaad ee Gobolka Bari ayaa lagu wadaa in maanta la soo taago odayaashii iyo siyaasiyiintii ku xirnaa saldhiga bartmaha magaalada Bosaso.

Odayaasha iyo Siyaasiyiinta ayaa dhaliilay waxqabadka xukuiumadda Puntland, kadib shir ay ku qabteen gudaha magaalada Bosaso.

Lama oga waxa ay ku eedeesan yihiin, balse waxaa la rumeysan yahay in xukuumadda Puntland ay dhibsatay hadalka siyaasiyiinta iyo odayaasha

FAAHFAAHINTA FILO

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here