Degdeg:- Taliye Gacameey oo markale xilkii ka xayuubiyay Taliyaha Gobolka Nugaal “Waa markii labaad Bil gudaheeda”.

Taliyaha Booliska Puntland Gen: Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa Markale shaqada ka joojiyey Taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal Muumin Cabdi Shire oo uu Talaadadii la soo dhaafay uu shaqada u fasaxay ka dib markii uu ka joojiyey isla todobaadkii hore.

Lama oga ilaa hada waxa soo celceliyey shaqa Joojinta Taliyaha boolisku labada jeer ku sameeyey Taliyaha qaybta gobolka Nugaal mudo labo todobaad gudahood ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here