Friday, August 14, 2020

Monthly Archives: December 2019

Dhagayso + Akhriso:- Fashil wali kajira soo xulista Baarlamaanka Galmudug “Dib ayay udhacday markale...

0
Weli waxaa caqabado ay horyaallaan Xuslita Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Galmudug oo wajiyo dhowr ah soo marey,waxaana ilaa iyo hadda aan si rasmi ah...

DAAWO:- Qaar kamid ah Dhaawacyadii loo qaaday dalka Turkiga oo la xaqiijiyay inuu geeriyooday.

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in mid ka mid ah dhaawacyadii shalay laga qaaday magaalada Muqdisho oo aheyd...

DAAWO:- DFS oo ku dhawaaqday in wali la’yahay qaar kamid ah Meydadkii lagu waayay...

0
Guddiga Gurmadka ah ee la soo saaray tirakoobka khasaraaha weerarkii 28kii Bishan ka dhacay maagalada Muqdisho ayaa sheegay in la helay 12 ka mid...

Warbaahinta Turkiga oo ku dhawaaqday in Xasuuqii EX-Koontorool Afgooye ay ka dambeysay Dowladda Imaaraadka...

0
Wargaysyada dalka Turkiga kasoo baxa ayaa daabacay in xogo ay heleen ay muujinayaan in qaraxii dadka badan dhibaatadu kasoo gaartay ee 28 bishaan ka...

DAAWO VIDEO:Fanaaninta Muqdisho Oo Dhulka La Jaray Maxamed BK Sir Badana Ka Sheegay Dhaqankiisa.

0
Fanaaninta Reer Muqdisho Qaarka Mida Ayaa Ka Jawaabey Cunsurinimada Fanaanka BK U gaystey Umada Soomaaliyeed,Waxayna Ka Jawaabeen Qoraalkiisa. Farxiya Kabayare Ayaa Tiri"Hadalkii bk ee baraha...

DAAWO VIDEO:Midowga Afrika “Argagixisada Soomaaliya Caalamka Run Kama Aha dagaalkooda Sida Yurub Loola Galo.

0
Diblumaasiyiinta Midowga Afrika Ayaa Kui Baaqay In Shabaab Loola Dagaalamo sida ISiS Iyo Argagixisada Yurub oo Kale Kadib Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho ,waxaana...

DAAWO VIDEO:Somaliland Miyaa Tageerta Qaraxyada Cunsirinimada Maxamed BK Iyo Somalinimada cabdiraxman Cirro

0
Waxaa Inta Badan Soomalida Ka Fal Celisey Hadal Cunsurinimo Muujinaya oo Bulshada Soomaliyeed Uga Jawaabayaan Fanaan Maxamed BK oo Mar kale Cunsuriyey Qaraxii Bahalnimada...

DAAWO:- Qiso Xanuun Badan “Qaali Nasiib uma aysan yeelan in ay jirkiisa wada Hesho...

0
Qaali Ibraahim oo 18 jir ah ayaa seygeeda oo ay muddo afar bilood is qabeen ku weyday qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay...

DAAWO:- Maxamed waxa uu ahaa Saqiirkii ugu yaraa ee ku dhaawacmay Xasuuqii shalay ee...

0
Maxamed Cabdi Abuukar oo ah wiil yar oo 8 bilood jir ah ayaa noqday qofkii ugu da’da yaraa ee ku dhaawacmay qaraxii weynaa ee...

SAWIRO:- Dowladda Turkiga oo Meydadka Muwaadiniinteeda ka daad guraysay Muqdisho.

0
  Meydka labo muwaadin Turkish ah oo ka mid ahaa dadkii ku geeriyooday qaraxii weynaa ee shalay ka dhaxay Ex Koontarool Afgooye ayaa maanta loo...

DFS oo Ciidamo Bolis ah kala dhex dhigtay Beelo ku dagaalamay Gudaha Muqdisho.

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal maanta ka dhacay Xaafadda Tarabuunka ee magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa saacado qaatay, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac,...

Warbixin:- Maxay Alshabaab uga aamuseen Qaraxii ka dhacay Ex-Koontorool Afgooye? “Fikirkii kooxda maxaa iska...

0
Qarax loo adeegsaday Gaari weyn oo xamuul ah, lagana soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa aroortii 28-ka Disembar 2019 sababay mid ka mida qasaarihii ugu...

Ciidamo kawada tirsan DFS oo wali ku dagaalamaya Qaybo kamid ah Muqdisho.

0
Waxaa Maanta xaafada Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho maalinkii labaad ku dagaalamayo Ciidamo ka tirsan Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo hab beeleed u abaabulan. Dagaalka maanta ka...

SAWIRO:- Madaxwayne Farmaajo oo Garoonka ku sagootiyay Dhaawacyada Xasuuqii EX-Koontorool Afgooye.

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah dadkii rayidka ahaa ee ku waxyeelloobay qaraxii...

DAAWO:- Fanaan Maxamed BK oo ku jeesjeesayay Shacabka Barooranaya ee Muqdisho “Qaraxa ka bixi...

1
Fanaanka Reer Somaliland Maxamed Siciid BK ayaa si jeesjee ah uga hadlay halaagii shalay ka dhacay Muqdisho ee lagu gumaaday shacab aan waxba galabsan. "Qaraxyada...

AKHRISO:- Xildhibaan Fiqi oo Tacsi udiray Laamaha Amniga “Tacsi aan horay loo arag oo...

0
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo tacsiyeynayey dadkii ku waxyeeloobay  qaraxii Shalay Subax ka dhacay magaalada Muqdisho,...

Faahfaahin:- Dad Caraysan oo si xun u dhaawacay Taliye kuxigeenka Boliska Puntland iyo qaar...

0
Taliye ku xigeenka Booliska Maamul Goboleedka Puntland Caydiid Axmed Nuur  iyo askar la socotay ayaa ku dhaawacmay degaanka Midigale ee Gobolka Sanaag kaddib isku...

Degdeg:- Dagaal xoogan oo ka qarxay Gobolka Sanaag “Yaa dagaalamaya?”.

0
Wararka laga helayo deegaano ka tirsan gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in iska hor imaad uu halkaasi ku dhex-marey dad Shacab ah oo...

Gudoomiye Cirro waxa uu si dareen leh uga hadlay Xasuuqii ka dhacay Xamar “Shacabka...

0
Guddoomiyaha Xisbiga WADANI ee Soomaaliland ayaa kamid noqday siyaasiyiinta sida kulul uga hadlay qarixii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Isgoyska E-Koontorool Afgooye ee...

DAAWO:- Hooyo Somaliyeed oo Afar jeer Dhiigeeda ku bixisay caawinta dadka dhaawacyada ah “Waliba...

0
  Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Muqdisho waxey maanta gurmad dhinacyo kala duwan leh u sameeyeen dadkii Shacabka ahaa ee lagula eegtay qaraxa...

DAAWO:- Puntland oo ku jeesjeestay Shacabka Gobollada SSC “Maamullada Khaatuma iyo Maakhir waa Maamulo...

0
Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland ayaa Riyo aan jirin ku tilmaamay wax la yiraahdo Maamulada Maakhir iyo Khaatumo State, Isagoona fariin culus u diray shacabka Gobollada...

AKHRISO:- Madasha Xisbiyada oo Seddex arin isugu daray Villa Somalia “Dhaliil, Canaan, Talooyin”.

0
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa caawa war-saxaafadeed ay soo saareen waxay ugu horey tacsi ugu direen ehelada dadkii ku dhintay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee saakay...

Sawiro:- R/W.Kheyre oo Tagay Halka uu kasocdo Gurmadka Degdega ee musiibadii shalay isagoona taleefanada...

0
Ra'iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday xarunta gurmadka degdegga ah oo ay ka socoto isku dubba ridka howlaha loogu gurmanayo dadkii...