Tuesday, August 11, 2020

Monthly Archives: December 2019

SAWIRO:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia oo xalay ku baraarugay Mashaqadii shalay ka dhacday Muqdisho.

0
Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal sheekh Cabdiraxmaan ayaa Xalay isbitaalada ku booqday dhaawacyada dadkii dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii Shalay ka dhacay Ex control...

Degdeg SAWIRO:- Diyaarad siday Gargaar loogu talagalay Dhaawacyada oo hadda ka dagtay Muqdisho.

0
Diyaarad sida Dhaqaatiir iyo Daawo ay Dawladda Turkigu ugu gurmaneyso dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa goordhaw ka soo degtay...

Shariif “Madaxda ka shaqeysa Muqdisho qaarkood Al-Shabaab ayaa soo xula”

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta booqday qaar ka mid ah Isbitaallada Muqdisho ayaa sheegay in aan la aqbali karin in...

VIDEO:Update MD Si Qiiro Uga Hadlay Diyaarado Gurmad Soo Dira & Imaraad Siyaab Ah..

0
Dawladda Turkiga ayaa gargaar degdeg ah u soo dirtay dadkii Soomaaliyeed ee ku waxyeelloobay Qaraxii Maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Diyaarad millatariga dalkaasi leeyahay ayaa...

DAAWO:- Ahlusunna oo ku baaqday in Taageerayaasha Alshabaab Toogasho lagu dilo + Fariin muhiim...

0
Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa u tacsiyeeyay Eheladii dadkooda ku waayay Qarax Dhimasho iyo Dhaawac badan dhaliyay ee Saaka ka...

Puntland oo Ku Dhawaaqday Midnimo Dowlada faderalka Loona Midoobo Dagaalka Shabaab

0
Garoowe, 28, December, 2019: Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxa ay ka tacsiyaynaysaa Qaraxii arxandarada ahaa ee saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska...

Dhacdooyinka Naxdinta leh ee Qaraxa Muqdisho Gabadho Walaalo Kuli Dhintay

0
Caaliya Xayle iyo Idil Xayle Waa Labba Gabdhood Oo Wallaalo Ah Waxey Wada Saarnaayeen Baska Jaamacada Banaadir ee Ardayda Wuxuuna Gaariga Ku Burburay Oo Uu Ku Basbeelay Qaraxii...

DAAWO VIDEO:Sir Qaabkii Baaburka Weyn Weerarka Ex C Afgooye Arimo Yaabka Fal Celinta

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi Qaran oo ka shaqeeya isku dubba ridka gurmadka loo sameeyo dadka waxyeellada...

DAAWO:- Taliyaha Boliska Somalia oo fasiraad cajiib ah ka bixiyay sababta uu uqariyay Khasaaraha...

0
  Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay qaraxii Al-shabaab ay maanta ku laayeen dad shacab ah oo aan waxba galabsan. Taliyaha oo...

Maamulka Jaamacadda Banaadir oo xaqiijiyay tirada ardayda uga geeriyootay qaraxii maanta.

0
Guddoomiyaha jaamacadda Banaadir Dr Maxamed Maxamuud Bideey ayaa Marqaannews u xaqiijiyay in qaraxii maanta ay jaamacadda uga dhinteen 15 arday halka 19 kale ay...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo raadinaya inuu soo celiyo Kalsoonidii Beesha Warsangeli ee uu Lumiyay...

0
Gudoomiyaha cusub ee barlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa maanta gaaray gobolka Sanaag, halkaas oo dhawaan lagaga mudaharaaday maamulka Puntland. Socdaalkiisa ayaa wuxuu ku saabsan...

Baarlamaanka Somalia oo Ansixiyay Sharci doorasho aan horay loo arag “Yaa soo magacaabayo R/Wasaaraha?”?

0
Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay sharciga doorashooyinka qaranka. Kulanka Golaha shacabka ayaa waxaa maanta xaadiray inta badan Xildhibaannada Golaha shacabka inkasta oo...

AKHRISO:- Madaxwayne Deni oo Xasuuqii maanta kadib ku baaqay Midnimo iyo walaalnimo ‘Cadawga haloo...

0
Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxa ay ka tacsiyaynaysaa Qaraxii arxandarada ahaa ee saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Ex-kaantarool, taasi oo ahayd...

Madaxwaynihii Hore ee Somalia oo si kulul uga hadlay Xasuuqii maanta ka dhacay Muqdisho.

0
Madaxwaynihii Hore ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay Qaraxyadii maanta lagu laayay qaar kamid ah shacabka Muqdisho. Xasan Shikhe Maxamuud ayaa qoraal...

DAAWO Xog:- Maxaa Usabab ah in ay laba af ku kala hadlaan Taliyaha Boliska...

0
Muqaal si wayn baraha Bulshada loogu faafiyay ayaa muujinaya hadal adag oo degdeg ah oo uu taliyaha baliiska ku leeyahay gudoomiyaha gobalka ha sheegin tirada...

DEG DEG :RW Khayre oo Qaaday talaabo Hore loo Arag Kadib Qaraxii Muqdisho

0
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu dib u dhigay safar uu maanta ku tegi lahaa...

Taliyaha Booliska oo Loo Haysto hadal uu Ka Sheeay Maanta Qaraxii Ex Cantrol Afgooye...

0
Hubsiimada xadiga qasaaraha. Waxaan daawaday muuqaal uu taliyaha baliiska ku leeyahay gudoomiyaha gobalka ha sheegin tirada dhimashada. Waxaa muuqata in taliyaha baliiska wali xog buuxda raadinayo...

DAAWO MUUQAAL DEG DEG Qasaaraha EX Cantrol Agooye Dhimashada 100 Dhaaftay

0
In ka badan 76 qof ayaa ku dhimatay, qarax saaka ka dhacay magaalada Muqisho, sida ay xaqiijiyeen hay'adaha gurmadka caafimaadka degdegga ah ee Banaadir. Sidoo...

XOG+Sawiro:- Ma dhab baa in Bartilmaameedka Weerarka Ex-Koontorool aanu ahayn Saraakiil iyo Xarumo Dowladeed...

0
Dadka dhintay ayaa waxaa ka mid ah labo Injineer oo Turki ah iyo seddex askari oo ilaalo u aheyd, kuwaas oo la socday gaari...

DAAWO:- DFS oo sheegtay in ay Fashilisay ujeedka Qaraxii Ex-koontorool iyadoona qirtay inuu jiro...

0
Duqa Muqdisho waxaa uu sheegay in tiradda dhimashadda aysan yareyn , islamarkaana aan wali la xaqiijin, maadaama uu socdo gurmad xooggan oo dadka ay...

DAAWO MUUQAAL:- Duqa Muqdisho oo ka qayb qaadanaya Daad Guraynta Dhaawacyada iyo Maydadka Qaraxii...

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa kormeeray isgooska EX Contoralka Afgooye oo ah goobta subax nimadii saakay ay argagixisada...

Degdeg:- Duqa Muqdisho oo xaqiijiyay in ay dhaawacmeen dad kabadan 90Ruux “Dhimashadana aad bay...

0
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed "Cumar Filish" oo gaaray Ex Kontrool Afgooye ayaa sheegay in dad badan 90 qof ay...

Faahfaahin:- Cidda uu ahaa Bartilmaameedka Weerarka Saakay oo la ogaaday + Injineero Cadaan ah...

0
Khasaare kala duwan ayaa laga soo warinayaa inuu kadhashay Qarax Ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay Koontaroolka Afgooye ee Magaalada Muqdisho. Dadka dhintay waxaa ay...