Wednesday, August 5, 2020

Monthly Archives: December 2019

Wasiir ayaa yiri:- “Khadiija Diiriye shaqadeeda waxey noqotay Musuq iyo Libaax Laba maaha”

0
Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada & Ciyaaraha Xukuumadda Somaliya Axmed Cumar Islow ayaa eedeymo culus u jeediyay Wasiirka Wasaaradaasi Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye. Mr. Isloow...

R.Wasaare Kheyre oo soo gabagabeeyay safar uu kusoo kala bixiyay dalal kala duwan oo...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukumada Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa todobaad ka dib Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaalkiisii uu ku tagay Dalalka...

SAWIRO:- Itoobiya oo gaartay Hormar aan caadi ahayn “Dayax gacmeed hawada loo diray si...

0
Dowladda Itoobiya ayaa ku guuleysatay in ay hawada sare u dirto dayax gacmeed markii ugu horeysay. Dayax gacmeedkan oo laga tuuray gudaha dalka Shiinaha ayaa...

Degdeg:- Somaliland oo ku dhaqaaqday talaabo lamid ah tii lagu dhiibay Halgame Qalbidhagax.

1
Korneyl Mukhtaar Sheekh Maxamed Suubane oo ka mid ahaa saraakiishii sirdoonkii maamulkii Cabdi Iley ayaa lagu xidhay magaalada Hargeysa, ka dibna loo gacangaliyay dawlad...

Shirkii Wasiiradi Jubbaland oo looga hadlay Qodobo quseeya Villa Somalia.

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada, kaasi oo ka dhacay Magaalada Kismaayo Ugu horayn waxaa Madaxweynaha...

Taliyaha Boliska Puntland oo markale xilka ka qaadis ku sameeyay taliye xigeenka Qeybta Booliiska...

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska dowladda Puntland Sarreeye Gaas Muxiyadiin Axmed Aw-Muuse ayaa maanta shaqada ka joojiyay Taliye xigeenka Qeybta Booliiska gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud...

DAAWO:- Reer Cadaado oo ubareeray Cunista Ayaxa kadib cabasho maalmo ah “Waan ku quraacanay...

0
  Dhalinyaro joogta Cadaado ayaa wada olole dadka lagu fahansiinayo in Ayaxu yahay xalaal waxtarna leeyahay islamarkaana muhiim tahay in laga faa,iideysto https://youtu.be/elgzt7iu3po

Xisbiyada Mucaaradka oo ku dhawaaqay war naxdin ku ah Villa Somalia “Waa uu buray...

0
  Qoraal ay soo saareen Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya ayaa waxaa...

SAWIRO:- Muuse Biixi oo Qaabilay Ajnabigii ugu badnaa oo ka duulay Muqdisho “Maxaa ka...

0
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socday beesha caalamka oo uu hoggaaminayo safiirka midowga yurub ee...

Maleeshiyaad Qabiil oo xoog kula wareegay degmo ay maamulaysay Dowladda Somalia.

0
Maleeshiyaad hubeysan ayaa la soo sheegayaa in ay maanta la wareegeen xarun ta degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada Dhexe. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in maleeshiyadkii  la...

Dalalka Islaam oo shir muhiim ah ku yeelanaya Malaysia iyo Dalal muhiim ah oo...

0
Shirka Waddamada Muslimiinta ayaa maanta oo khamiis ah ka furmaya magaalada Kuala Lumpur  ee caasimadda Dalka Malaysia. Shirkan oo muhiim ah ayaa waxaa ka qeybgelaya...

Ciidamada Liyu Boliska Itoobiya oo xasuuq xun ka geystay Deegaano katirsan Somaliland.

0
Wararka ka imaanaya deegaanka Allay baday ayaa sheegaya in ciidamada Liyuu boolis ee dawlad deegaanka soomaalida Itoobiya ay dad shacab ah dil iyo dhaawac...

Warar cusub oo kusoo kordhay magaalada Dhuusamareeb iyo Amaanka oo si wayn loo adkeeyay

0
Waxaa weli magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ka socota qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada Galmudug, gaar ahaan xareynta odayaasha soo xulaya xubnaha cusub...

Alshabaab oo markale dad badan ku laayay duleedka Degmada Wajeer.

0
Ugu yaraan Afar qof ayaa lagu afdubtay duleedka Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari Dalka Kenya. Guddoomiye ku xigeenka Bariga Wajeer  Cumar Bijaa ayaa u...

DAAWO VIDEO:Sir Culus Wariye Bushaaro baande oo Soo Bandhigtay Muuse Biixi Sida Beeshiisa Ugu...

0
Soomaliland Ayaa Maal Mahnai danbe lagu kala Yaacay gar Ahaana wariyaasha Iyo dadka Magaca lahaa,waxaana Ugu Danbeeyey Wariye Bushaaro banade oo Dhaliishay Soomaliland Ayaa...

DAAWO VIDEO BRAEKING NEWS: Soomaliland oo Sheegtay Inay Weerarayso Buuhoodle iyo Xiisad ka taagan

0
Wararka Ugu danbeeyey oo Xirir Marqaan News la Samaysay ka Helayso Magaalada Buuhoodle Waxay Sheegayaan inay xiisad ka taagan tahay,waxayna Soomaliland soo Dhoobtay Ciidankeeda...

DAAWO VIDEO:DEG DEG Ilhan Cumar oo Jidgooyo U Dhigtey Goni Isku Taga Somaliland Qorshe...

0
Warbaahinta Maraykanka Ayaa Ku Dhaliilay Inay Ilhaan Cumar Muujinayso Inay Soomaaliya Matasho oo Wakiil U Tahay,Gar Ahaana Congresska Maraykanka Ka Wado Qorshe Soomaliland Ku...

DAAWO VIDEO:Ilhaan Ninkeeda oo Meher Cajiib Dhigtay Kana Hadlay Sababta Ku Qasabtay Guurka Hada.

0
Waxaa Dhawaan Meher Dhigtay Ilhaan Ninkeeda oo Mudo Ugu danbeeyey Ku kala Fogaadey Mustaqbalkooda Iyadoo ilhaan Cumar Lagu Eedeyey inay Nin kale Saxiib la...

VIDEO DEG DEG Donald Trump oo Xilkii Laga Qadayo meel Martay Banaanbax..

0
Waxaa Sibuuxda u meel Martay Qorshaha Kongarayska Xilka Qaadista Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump Xilka Looga Qaadayo,Iyadoona Wajiga Labaad Senetka La Filayo Inuu Hortago. halkani Hoose...

Beelaha Habargedir iyo Dir oo heshiis nabadeed ku kala saxiixday Gobolka Mudug kadib dagaalkii...

1
Odayaasha dhaqanka Beelihii dhawaan ku dagaallamay bariga gobolka Mudug ee ay kala dhex galeen Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta heshiis horudhac ah ku...

DAAWO:- Banaanbaxyo ka dhan ah Trump oo Gilgilay magaalooyinka ugu waawayn ee Dalka Mareekanka.

0
Kumanaan ruuux ayaa isugu soo baxay gudaha dalka Mareykanka ,iyadoo xubnaha Aqalka Wakiilada ay u codeynayaan moshin xilka looga qaadayo Madaxweyne Donald Trump oo...

DAAWO:- Taliska Ciidanka Asluubta Somalia oo sharaxaad kabixiyay shaqa joojinta lagu sameeyay Taliyaha Xabsiga...

0
Afhayeenka Ciidanka Asluubta oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay in shaqo joojiyay lagu sameeyay Jeneraal Xirsiile oo ahaa Taliyihii Xabsiga Dhexe ee...

Degdeg:- Taliyihii loo haystay Geerida Marxuum Kurtun oo shaqada laga eryay + Baaris wali...

0
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Maanta shaaciyey in Shaqada ka joojiyeen Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile,kaas oo eedeyn loo...