Qudbad Cajiib Erdogan”islamka dal Kasta oo Ladan Sako Haku cawiyo Kuwa Fakriga

Madaxweynaha Turkiga ee Tayyip Erdoğan ayaa dunida Muslimka ugu baaqay in ay hubiyaan heerka nololeed ee shucuubtooda isla markaana hagaajiyaan daryeelka iyo adeegga bulshadadooda , iyagoo abuuraya heer dhaqaale oo wanaagsan, taasoo imanaysa kaliya haddii la dhaqan geliyo aragtida Islaamiga ah ee qabta in kuwa ladani caawiyaan kuwa liita.

Mar uu ka hadlayey Nidaamka Dhaqaale ee islaamka wuxuu yiri .

“Haddii ay Muslimiintu Bixiyaan Zakada lagu sheegay tiirka 4-aad ee Islaamka, kaddib lamaba heli lahayn Muslim faqri ah oo jooga dal Muslim ah , Madaxda islaamka waxaan leeyahay allah Aamina oo ku Kalsoonaada oo fuliya awaamiirta allah cid walba waad ka Guulaysanaysaane ,

halkani Riix Video

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com