SAWIRO:- Shacabka Puntland oo Seddex Todobaad kadib helay halka uu joogo Madaxwaynahooda oo ay ku wareersanaayeen Waayihii dambe.

Shacabka Reer Puntland ayaa waayihii dambe is waydiinayay halku uu ku sugan yahay Madaxwaynahooda oo ay waayeen kahor muddo kudhaw seddex Todobaad.

Hadal hayn kala duwan oo ku saabsan halka uu joogo madaxwaynaha ayaa waayihii dambe jirtay waxaana dadka qaar ay sheegayeen in madaxwaynaha uu xaalad Xaafimaad ujoogo Dalka Imaaraatka.

kudhawaad Labaatan Maalmood kadib waa Sawiradii u horreeyay ee madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ee la faafiyo kuwaas oo muujinaya isagoo la sawiran yahay qaar ka mid ah caruurtiisa.

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*