
Dowlada Imaraadka Iyo Sucuudiga Ayaa Doonaya Inay Mu’aamarad U Dhigaan Madaxweynaha Turkiga Erdogan Qorshe Afganbi Iyo Dil Ay Doonayaan Inay Ku Sameeyaan.
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku howlan cadaadis xooggan oo ay sharc-dejiyayaasha congress-ka mudanayaasha Mareykanka ku saareyso in cunaqabateyn rasmi ah lagu soo rogo dalka Turkiga, sida ku cad qoraallo Email oo la helay
Wakaaladda wararka ee Anadolu, ayaa heshay qoraalo dhanka Email-ka ah oo muujinaya sida dowladda Imaaraadku ugu howlan tahay in Mareykanka uu xayiraado saaro Turkiga