XOG Cusub:- Garaadka Gobollada SSC oo ubaxay Addis Ababa Xilli halkaas ay ku kulansan yihiin Cameey iy Dhooba-daareed.

Garaadka Guud ee Ee Gobollada SSC Garaad jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ayaa Maanta u ababaxay Magaalada Addis ababa ee Dalka Ethiopia.

Socdaalka Garaad ayaa kusoo beegmaya Xili Hore Magaalada Adis ababa uu ku sugnaa Gudoomiyihii Hore ee Barlamaanka Puntland Dhoobo Daareed kaas oo la aaminsan yahay inuu ka Shaqaynayo Samaynta Maamulka ka Madax banaan Puntland.

Safarka Garaadka ayaa sidoo kale ilo Xogagaal ihi ii sheegeen inay Qayb ka tahay Hawlo Dhaqan.

Maalmihii Lasoo dhaafay Waxaa jiray Guux siyaasadeed oo ku aadan Maamul u Gaar ah SSC.

Faysal Cali waraabe oo Shalay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Sool iyo Sanaag Laga Jarayo Somaliland isaga oo eedeeyey Safiirka Somalia ee Ethiopia Eng Cabdixakiin Camay.

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*