Saturday, May 30, 2020

Monthly Archives: January 2020

DAAWO VIDEO:Xog Qarsoon Wasiir Janaan Dilyaarad Military Kenya Looga Qaaday Kismaayo

0
Xubnahan ayaa sidoo kale sheegay in sababta Janan loogu qaaday Nairobi ay tahay in lagu soo sameeyo baaritaan caafimaad, maadaama muddo shan bilood ah...

DAAWO VIDEO:Dignin Khatarta Cudurka Shinaha Corona Somaliya 18 Dal Kale oo Laga Helay,Somaliland Bilowday.

4
Soomaaliya Ayaa Laga Cabsi qabaa Canuunka Coarona Iyadoo Dhalinyaro Badan oo Soomaaliyeed Wax ka Bartaan dalkaasi,Waxaana Hada Laga Helay Xanuunka 18 Dal Cusub oo...

DAAWO:-Hodan Abdirahman Iyo Mursal Muuse Oo Ka Hadleen Qisada Jacaylkooda Soojireenka Ahaa

2
Hodan Abdirahman Dheere Iyo Seeygeeda Mursal Muuse Oo Muuqaal Cusub Lawadaageen Taageerayaashooda Fanka Xiiseeya Lamaanahan Qarniga Ee nolosha Ku Midoobay Ayaa Ah Fanaaniin Aad...

DAAWO Sir Culus:-Cabdi Dhaanto oo xabsiga laga sii daayey, kana warbixiyey kiisas culus oo...

0
Fanaanka Cabdi Dhaanto oo habeenkii Isniinta ee lasoo dhaafay lagu xiray magaalada Muqdisho ayaa maanta dib u helay xoriyaddiisa, kadib markii uu habeenadii...

DAAWO VIDEO:DEG DEG Itoobiya oo War Culus Kasoo saartay Maamul Goboleedyada Somalida Booqanaya Dhibaatada...

9
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Berhanu Tsegaye, ayaa ku dooday in xafiiskiisu uu ku guul darraystay inuu cadaaladda hor keeno wax ka badan 1400...

DAAWO VIDEO:DEG DEG Turkiga oo U Hanjabey Israel Iyo Trump ,Carab oo Ka Amusay...

2
Dalka Turkiga Ayaa Dignin u Diray Isarel Iyo maraykanka Heshiiska Qudus Waxaana uu sheegay Inaan waligeeda islaamka Aqbalayn Go'aankaasi,isla Markaasina uUsan Ahayn Mid Xal...

DAAWO:- Ehelka Wasiir Janan oo Hanjabaad udiray Farmaajo iyo Kheyre “Hadii Janan la waayo...

1
Waxgaradka ku nool Gobolka Gedo oo ah halka uu ka soo jeedo wasiirka amniga ee Jubbaland C/rashiid C/nuur Janan ayaa baaq u diray dowladda...

Weerar Madaafiic ah oo Alshabaab ay ku qaadeen deegaan ay kataliso Hirshabeele.

0
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay  tiro madaafiic ah ku garaaceen  Saldhig Ciidamada Jabuuti oo ka tirsan AMISOM ay ku...

Waligaa ma aragtay Diyaarad Rakaab ah oo aan Duuliye lahayn? “Sheeko Cajiib ah”.

1
Shirkadda sameysa diyaaradaha ee Airbus oo laga leeyahay dalka Yurub ayaa ku guulaysatay in ay hawa u dirto diyaarad rakaab oo aan duuliye lahayn. Su’aasha...

SAWIRO:- NISA oo Burburisay Shabakad kale oo halis ahayd oo ka howlgalaysay Muqdisho.

0
Taliska Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ciidanka Amniga fuliyay lagu soo qabtay Shabakad Al-Shabaab u qaabilsan...

Alshabaab iyo DFS oo iska daba wareegaya “Saakay maxaa ka dhacay Makka Almukarama?”.

0
Aroornimadii saakay waxaa qaybo kamid ah Magaalada Muqdisho laga maqlay Qaraxyo ilaa afar gaarayay oo ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama. Goobjoogayaal ayaa sheegay in Qaraxyada...

XOG:- Xildhibaan xal uraadinaya xiisadaha udhaxeeya Madaxwayne Deni iyo Villa Somalia.

1
Bilihii la soo dhaafay waxaa taagnaa khilaaf xoogan oo soo kala dhex-galay Wasaaradaha Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya iyo Maamulka Puntland,kaas oo ka dhashay Imtixaanka ay...

Shir Dhabar jab ku ah Villa Somalia oo Mucaarad iyo Hogaamiyaal Gobol uga socda...

0
Waxaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan aan caadi aheyn ku yeeshay ka mid ah madaxda Maamulada Puntland, Jubbaland iyo Siyaasiyiinta mucaarad ah, waxaana...

Dhagayso:- Deni oo soo bandhigay hal awood oo Alshabaab usahlaysa inay sii xukumaan meelo...

0
Mar uu warbaahinta la hadlay Siciid Cabdullaahi Deni madaxweynaha maamulka Puntland ayaa waxaa uu  sheegay in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay yihiin caqabadda kaliya ee ku...

DAAWO:-Siciidi Deni Oo Qudbad Xaasaasi ka jeediyay Shirkii Siyaasiyiinta Darood Ee Nairoobi

5
Madax Weynaha Puntland Oo Oo qudbad Jeediyay Shirkii Madax Tiro Badan oo Isugu jira Siyaasiyiin Xilal kala duwan Kalsoo Kala qabtay Kenya Iyo Soomaliya...

DAAWO:-Sheekh Shaakir Oo Madax Weynaha Galmudug Loodoortay Iyo Waraysina Ku Karbaashay Khayre & Farmaajo

0
Xaaladda siyaasadeed ee Maamul Goboleedka Galmudug ayaa kasii daraysa iyadoo garabka taabacsan Ahlu Sunna Wal Jamaaca ay sheegeen inay doorteen madaxweyne cusub, kaasi oo...

DAAWO+Video:-Faroole Oo Weeraray Farmaajo iyo Goodax Bare Arimaha Puntland Iyo Wararkii Ugu dambeyay

1
Senator Faroole oo hadda ka hadlaya khilaafka Waxbarasho ee Puntland iyo DFS ayaa yidhi: “Maaha in dowladda Soomaaliya ay furfurto waxbarashada Puntland;hadba sarkaal in ay...

DAAWO VIDEO:DEG DEG Trump Sharci Somali Ka Mamnuucaya Maraykanka Dhaqan Galiyey

0
Barnaamijka Sharciga Cusub ee la Dhaqan galiyey Ayaa Dhibaato Ku Noqonaya isla Markaasina Xoojinaya Sharciga Socdaalka ee Trump uu Horay U Xanibey Dadka Musliminta...

DFS oo Markii ugu Horreysay sheegtay in Duqeyn ay ka fulisay Gudaha Degmada Jilib.

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in duqeyn horleh oo laga fuliyay gudaha degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe lagu bar-tilmaameedsaday  dhisme ay lahaayeen...

DAAWO:- Faroole oo Kabaha la dulmaray Wasiir Goodax Barre.

2
Madaxwynihii hore Dowladda Puntland, kana mid ah Senatorada Golaha Aqalka sare ee BJFS Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole), oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada...

DFS oo Duulimaadyada Gobolka Gedo ka baadi goobaysa Wasiirkii Amniga Jubbaland ee Shalay Baxsaday.

0
Duulimaayadii Diyaaradaha sida maalinlaha uga bixi jiray garoonka diyaaradaha Muqdisho ee aadi jiray Gobolka Gedo ayaa saaka la hakiyay, iyadoo baaritaano ku socdaan. Ilo wareed...

Aqalk Sare ee Somali oo fariin Muqdisho uga diray Trump iyo Israel “Qudus Islaamka...

2
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray qaraar ka dhan ah heshiiska qarniga oo caasimada Qudus lagu wareejiyey Israel oo uusaxiixay...

Galmudug xaalkeedu maanta waxa uu marayaa “YAA HARAGEEDA NOOGA CELIYA”!

0
Hada ka hor ayaa nin Ceesaan Riyood soo iib geeyey, markaas ayaa laga gadan waayey, kadib markii uu soo cel-celiyey sagaal maalmood ayaa nin...

DAAWO:- Ilaalada Xabsiga Xamar oo beeniyay in Xabsigooda uu kabaxsaday Wasiir Janan “Waligiis laguma...

0
Taliska Ciidanka Asluubta Somaaliyeed ayaa beeniyey in Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan) uu ka baxsadey Xabsiga dhexe ee Muqdisho,xilli Baraha...

DAAWO:- Guddiga doorashada Galmudug oo sharaxay sababta 3maalin loogu daray xilligii lagu balamay.

0
  Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa ay goordhow  ku dhawaaqeen in Muddo Saddex Cisho ah dib loo dhigay Doorashada Madaxweynaha Galmudug. Guddoomiyaha...