AKHRISO:- Goorma ayaa la dooranayaa Gudoomiyaha Saxda ah ee Baarlamaanka Galmudug?.

Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug iyaga oo dhammaan 15ka xubnood ee Guddiga ay si wadajir ah u ansixiyeen.

Jadwalka ay maanta soo saareen Guddiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Labaab ee Galmudug in 17 Bishaan January ay dooran doonaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ee Afarta sano ee Soo socota.

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*