DAAWO:- Muxuu ahaa Qaraxii Miino ee ay fashiyeen Ciidanka Amaanka Puntland.

 

Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa  howlgal miino baaris ah waxaa ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Ciidanka Booliska gobolka Bari iyo kuwa loo yaqaano PSF oo howlgal ka sameeyey agagaarka Masjidka Rashiid ayaa ka hortagay qaraxaasi.

Gashaanle Sare Xuseen Cali Maamuud  Taliyaha qeybta Booliska gobolka Bari oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qaraxa lagu qariyey guri ku yaalla halkaasi.

Sidoo kale taliyaha ayaa u mahaceliyey ciidamada fuliyey howlgalka, isagoo intaasi ku daray in miinadaan la doonayey in lagu waxyeeleeyo shacabka Magaalada Boosaaso oo ah xarunta ganacsiga ee Puntland ayaa waxaa inta badan ka dhaca weeraro iyo dilal qorsheysan.

Faah Faahin: Ciidamadda amaanka gobalka Bari oo fashiliyay qarax miino.

Faah Faahin: Ciidamadda amaanka gobalka Bari oo fashiliyay qarax miino.

Posted by SBC Somali TV on Monday, January 20, 2020

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here