DAAWO:- Siyaasi CCWarsame oo Khudbad qiimo badan ka jeediyay Kuala Lumpur + Villa Somalia oo fashilantay.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa tegey magaalada Kuala Lumpur ee Dalka Malaysia galabtii Jimcaha 10-Jan-2020 iyada oo Cabdimajid Maxamed Cismaan (ABDIMAJIT MOHAMED OSMAN) xog-hayaha safiirka Soomaaliya ee Kuala Lumpur uu saldhig Booliis ku wargeliyey warbixinta kadhanka kulnaka dadweyne ee uu kaqaybgelayo Cabdiraxmaan.

Xubno kamid ah jaaliyadda Soomaaliya ee magaalada Kuala Lumpur oo kaqaybgeli lahaa Kulanka ayaa sheegay in muddo 3 goor ah la beddelay Hotelka uu kulanku kadhici lahaa si aan kulanku u baaqan.

Ugu dambayn munaasabad ayaa si wanaagsan uqabsoontay kadib qanaacad loo sameeyay Boliska Malaysia waxaana uu halkaasi Siyaasiga ka jeediyay Khudbad socotay kudhawaad 20Daqiiqo.

Khudbadii aan ka jeediyay dalka Malaysia

Waa khudbadii aan kula hadlay qaar ka mid ah ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia, sidoo kale casho iyo daahfurka Xisbiga Wadajir qeybtiisa Malaysia

Posted by Abdirahman Abdishakur Warsame on Sunday, January 12, 2020

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*