DAAWO VIDEO Deg Deg Beelahi Ugu Badna Somaliland Adis Sababa Midnimo Somali Uga Dhawaqay ,Sland Xirir Ujartay Itoobiya

Waxa magaaladda Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia ku soo dhammaaday Shirir is-daba joog ah oo u socday ergooyin isugu jira Aqoonyahanno, Siyaasiyiin, Qurbo-joog iyo Qol-qol joog ka soo kala jeedda gobollada Sool, Sanaag, Awdal iyo Togdheer.
Shirkaas oo nuxurkiisu ahaa sidii shacabka ku dhaqan Gobollada Waqooyi ee Somalia u samaystaan maamul Gobolleed ka turjumaaya doonista iyo rabitaanka Shacabka labada maamul Goboleed ee Golis State iyo Awdal State oo ku midoobay magaca NORTHERN STATES OF SOMALIA,kaasoo waafaqsan nidaamka Faderal Somalia.
Qodobada Nuxurka Heshiiska Maamul Goboleed ee Awdal State Iyo Golis state (Togdheer,Sanaag ,Sool)
1.In Labada Maamul Goboleed ku bahoobeen Dalada Guud ee Magaca Northern states of Somalia oo leh Astaanta Qaranka Soomaaliyeed.
Halkani Video Ka Daawo
-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Abshir Weeye! Waa Abshir!

    Dibindaabyada siyaasadeed ee Geeska Afrika isku hardinaya ayaa Ummadda Soomaaliyeed dib iskugu soo dummaya oo xidid aan abid go’i karin baa wada damqaya – Woqooyi, Koonfur, Bari iyo Galbeed ba. Badankeenu dareenkaas waynu la soconnay ee waxaa seegganaa kuwa weli tallaalan oo ka suuxsan yahay oo waa masaakiinta inta Hargeysa iyo Burco u dhexeysa ay SNM-tu beenta iyo barabagaanka ku bukhuuriso.

    SNM oo dhiganta macnahan hoose:

    Soomaaliyi Noolan Mayso (SNM)
    Soomaaliya Naawili Mayno (SNM)
    Soomaalinimo Nasab Maaha (SNM)

    Waxaana SNM u hoggaan ah:

    Muuse Maangaab
    Sarreeye Gaas Khiikhiikhle
    General Khaakhleeye
    Korneyl Khuukhle
    Gaashaanle Sare khararafle
    Gaashaanle Dhexe Khuuriye iyo
    Maleeshiyada ilma Khuraafad

    Soomaaliya Ha Noolaato! Soomaalidu Ha Jirto! Soomaalinimo Ha Waarto!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*