DAAWO VIDEO DEG DEG Jabuuti oo Siweyn Uga Jawaabtey Markabkii Somaliland Celisey.

Dowlada Jabuuti Ayaa Siweyn uga Jawaabtey Markabka Dalka Jabuuti Kasoo Qaaday Internetka ee Soomaliland Ay U Diidey Xeebaha Magaalada Berebera,Kadib markii Ciidamada Soomaliland Weerareen.

wasiirka Isgaadhsiinta Soomaliland Ayaa Sheegay Inusan markabkaasi Ku socon Berbera Lakiin uu Ku Siijeedo Magaalada Boosaaso Ilaa Iyo muqdisho iyo Mombasa.

Video daawo

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

3 Comments

  1. Fallaagadan yar ee SNM-tii ka soo hadhay in ay mooryaaneeyaan ayay iminka is bideen markii noloshii lagu diiqadeeyay. Waxaa masiibo weyn ah in casrigan cusub oo horumarka toos loo wada haybsanayo oo lagu baratamayo ay jeegaantu weli qarni laga soo hayaamay ku dhex qufulan yihiin.

    Isbeddellada horumarineed ee Afrika hadda u hirtay Afrikaan oo dhan baa u riyaaqan oo qummaati u haybsaday. Xilligii dagaalka qaboow lagu sugnaa iyo ragaadkiisii baahsanaa taariikhdaas madoow baa la raaciyay aan ka ahayn iidoorkan yar ee Hargeysa isku awday ee weli cunfiga iyo qoriga caaraddiisa u haysta ilbaxnimo iyo wax lagu faano.

    Waa laga hub badan yahay oo waa laga tiro badan yahay. Waa laga dagaalsan yahay oo waa laga ciidamo badan yahay. Waa laga tun iyo tan weyn yahay. Dadka kale geesinimo iyo raganimo toona ma dheera. Turniinka loo turayo ayay in laga cabsaday isku maaweeliyeen.

    Halka ay ilbaxdu xadaaradda xeeriso ayay cawaantu xumaha xeerisaa. Farqigaas baa labada u dhexeeya.

  2. Beenaaleyaasha kaadibiinta ah. Cisho dhoweyd ayuu Wasiir ka mid ah Jabuuti lahaa waxaanu geyneynaa Berbera iyo Muqdisho iyo Mombasa. Wasiirkii Somaliland isla maalintaas ayuu yidhi anaga nama khuseyso. Hadana wey isku dayeen ilaa dawga laga mariyay. kkkkkk Imika markay meesha ceebi ka raacdeyna waxa uu leeyahay muu u socon Somaliland. Fucking idiot.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*