DAAWO VIDEO Deg Deg :Maraykanka Dil Isku Dayey taliyahi Iran ee Badaley Qasim Suliemani Xalada Siixumeyey

Hadalka Soo baxay taliyaha Cusub ee Iran ee Xoogaga Qudus Ayaa Kaga Xanaajiyey Maraykanka,Kaasi oo Ahaa Inuusan Dhinacna Uga Leexan Doonin Howsha Uu hayey taliyaha La Diley ee Suleymaani.

Waaxda Gaashaandhiga Iraan Ayaa Sheegtay Inay Heshay Xogta Ku saabsan Inuu Maraykanka Isku Dayayo Weerar Kale oo uu Kudilo taliyaha Cusub ee Iran,Waxayna Iran Sheegtay In Kumanaan Sarkaal oo Badali Karaa Joogan Mid Kasta oo Maraykanka Dilo.

Inkasta oo maraykanka Sheegay Inaysan Wali bixin Amar kale oo taliyaha Cusub Lagu Dilayo,Hadana Aqalka Cad ee Maraykanka Ayaa Sheegay Inay la Socdaan talaabo kasta oo uu Qaado Taliyaha Cusub.

Xogta Ayaa Sheegaysa Inuu Maraykanka Talaabada Ugu Horaysa ee uu Qaadaya Aysan Noqon Doonin Dilka Taliyaha Cusub Balse Ninka Ugu Weyn uu Yahay taliyaha Ciidanka Qudus ee Iran U Qaabilsan Dhanka Yeman.

Daawo video

Kaasi oo Ka Bad Baadey isla Weerar Labaad oo Maraykanka ku Qaaday Xiligi uu Dilayey Suleymaani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here