DAAWO VIDEO DEG DEG Trump oo Dilkii Sadam Falxun Ku Sheegay Maanta Inuu Soo Noolado jecla Iraq

Ayada oo dhinac loo riixay, saameynteedana ay sii yaraaneyso, ayaa dowladda Mareykanka waxa billowday qorshe ay maamul goboleed uga dhiseyso galbeedka dalka Iraq, kaasi oo kadib noqon doona dal madax-banaan, sida ay sheegeen saraakiil Mareykan iyo Iraqi ah oo la hadlay wargeyska Middle East Eye.

Qorshaha Mareykanka ayaa jawaab u ah dadaallada ay kooxaha Shiicada Iraq ku doonayaan iny ciidamada Mareykanka looga eryo dalkaas.

Iraq waxa ay buundo muhiim ah u tahay Iran oo ay ku xirto dalalka Syria iyo Lebanon, oo ay Shiicada ku taageerto.

Video Daawo

Aas-aasidda maamul Sunni ah, oo Mareykanka uu maamulo oo ku yaalla galbeedka Iraq, waxay jari doonaan waddooyinkii Iran ku xiri lahaa Syria iyo Lebanon, waxayna yareyn doontaa saameynta ay ku leedahay gobolka.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*