DAAWO VIDEO FADEEXAD:Faysal Cali Waraabe”Muuse Biixi Hooyaday Buu Caayey Wuuna Igu Soo Baxsaday

Faysal cali Waraabe Hogaamiyaha UCID ee Soomaliland Ayaa Sheegay Arin yaab leh kadib markii Muuse Biixi Cabdi uu la Kulmay Magaalada Hargeysa Sida uu Sheegay,Waxaana uu Sheegay Inuu caayey.

faysal Ayaa Sheegay Inuu kala Hadlay Muuse Biixi Xadhiga Xoghayaha Xisbigiisa ramaax Kadib Inuu Muuse Biixi Caayey Dhalana Kusoo Tuuray laadna Ku Dhuftay Muuse Biixi.

Halkani Riix Video Muuqaalka

1 COMMENT

  1. War wax isku la hadha cirrooleyaashiinan wada candadowrka ah ee xayada laga xayuubiyay!

    Labadii xaaraan ku heshiisaa xalaasha ayay ku kula booddaa. Wax markii hore ba ay khamri, khiyaano, khamaar iyo khuraafaad ku dhoodhoobteen baa markii uu sidii la filayay ka kharbuday kheyrlaaweyaashan kharaab ka wada yeelay.

    Bal waxa ay macsharka isku hor leeyihiin dhegeysta! Ma ciyaal baa mise waa cirrooleyaal?

    Khara!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here