DAAWO VIDEO:70 Sano Hanjabada Iran Iyo Maraykanka Wixii Yaabka ee Dhacay Dagaal Qabow,Buuhoodle Dhacdo Ugub Ah.

Buuhoodle Waxaa Ka Dhacday In Nin Dil horay u gastey Beeshiisa soo qabatay Kuna wareehisey Qoyska Horay Ninka Looga Diley,Balse Ehelka Ninka la Diley Ayaa Iska fasaxay ragaasi Dilka Loo haysto.

Laga soo billaabo afgembigii ay CIA-da Mareykanka abaabushay ee xilka looga tuuray Ra’iisul Wasaarihii Iran, sannadkii 1953 illaa xiisadda iyo colaadda hadda taagan ee Trump uu wajahayo, waa dib u milicsiga in ka badan 65 sano oo xiriirka Iran iyo Mareykanka uu xumaa.

1953: Afgembigii Mosadeq

Laamaha sirdoonka ee Mareykanka iyo Britain waxay abaabuleen afgembi xilka looga tuuray ra’iisul wasaarihii Iran ee sida dimuquraadiga ah lagu doortay, Maxamed Mosadeq, kaas oo ahaa hoggaamiye diini ah oo doonayay in la qarameeyo wax soo saarka shidaalka Iran.

DAAWO WARBIXIN HOOSE

https://youtu.be/Himsc44pu-k

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com