DAAWO VIDEO:DEG DEG Trump Sharci Somali Ka Mamnuucaya Maraykanka Dhaqan Galiyey

Barnaamijka Sharciga Cusub ee la Dhaqan galiyey Ayaa Dhibaato Ku Noqonaya isla Markaasina Xoojinaya Sharciga Socdaalka ee Trump uu Horay U Xanibey Dadka Musliminta Dalkaasi u Socdaali jirey.

Sharcigani Ayaa Si gaar U Asamaynaya Dadka Dadkooda U dacwoonaya .

Gar Ahaan Qofka Imanaya haduusan Ahayn Qof Xirfad leh oo Dul Yaar Ku Noqonayo Qofka uu u Imanayo,Sidoo kale Qofka Dacwoonaya Haduusan Ahayn Qof Xirfad Weyn leh Ayaa Loo Diidaya Inuu dacwoodo.

Daawo Video

Sharcigani Ayaana Samaynayn Dadka Qaxoontiga Ha’yadaha Ku Qaadaan balse samaynaya Qoysaska Inta Badan isku dacwooda.

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*