DAAWO VIDEO:SIR Yaa Puntland Diidan Xukunka Dilka Ragi Caaisha Loo Haystey..

Puntland Ayaa Lays Weydiinayaa Inay Jiraan Cid Diidan Madaxda Puntland in Dil Toogasho Lagu Filiyo raga Loo Xukumay Dilka Caaisha Ilyaas oo Hada hal sano laga Joogo Dhacadadaasi.

Xeer Iaaliyaha Puntland, Maxamuud Xasan Aw-cismaan ayaa goordhaweyd sheegay in 11-ka bisha soo socota ee February la fulin doono xukunkii dilka ahaa ee lagu xukunay saddexda nin ee loo hayo Kiiska Caaisha Ilyaas Aaden.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Xeer-ilaaliyaha aya asheegay in magaalada Boosaaso uubka dhici doobo fulinta xukunku.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here