DAAWO VIDEO:Soomaliland oo Ku Hanjabtey Inay Garoowe Weerarayso Boocame Qabsashada Kadib..

Saraakiisha Ciidamada Soomaliland ee Weeraray Boocame Ayaa Sheegay Inay tageen Deegaano Soomaliland Ah,isla Markaasina Ay Weerarayaan Garoowe Hadii Puntland Joojin Weydo Sheegashada Dhulka Soomaliland Siday Sheegeen.

Soomaliland Ayaa qabsadey Tukaraq oo 90 KM u jirta magaalada Garoowe,Halkaasi oo Ahayd Meesha 5 sano isku Horfadhiyeen Soomaliland Iyo Puntland.

Halkani Riix Video Daawo

1 COMMENT

  1. Hartiga iyo tolweynahooda Daarood waxay awalkoodii hore xadaarad ku noqdeen Xeerka suubban ee u sugnaa iyo Hoggaan Dhaqameedkooda ilaalada iyo garsoorka u ahaa. Masiibadu waxay Dhulbahantaha kaga habsatay markii ay abbaara 2007dii inta ay Hoggaan Dhaqameedii mansabkoodii soojireenka ahaa ka xayuubiyeen budhcad siyaasadeed sha’nigooda iyo masiirkooda ba ku halleeyeen.

    Khaa’in tuug ah oo dhuunigiisa u qamaamaya ayaa shimbirkii ka dilay, sharaftii ka qaaday oo rafaadkaa iyo ragaadkaa ba baday. Reeraha beesha ee ay damiirku iyo dareenku ku dambeeyeen waxay dirqi iskaga hayaan tol isku dhuq baxa oo way ka gaabsadeen qawsaarada ka dhashay ee ay qawleysatada SNM dhalada whiskiga ah inta ay ku kireysatay Sool sidaas lugta ugu waalaqaya.

    Bal sakhraan dulli ah ee aan waxba xeerinaynin iyo masaakiin ay diiftu iyo duruufuhu badeen in shilimaad yar loogu kireysto tolkooda iyo deegaankooda oo ay gacmahooda ku basanbaasiyaan yaa la ficiltami kara oo ka sii liita toloow?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here