DAAWO VIDEO:WAR CULUS Iran Hadii Maraykanka 1 Gangaal Nagu Soo Rido Sucuudiga 100 Ban Ku Ridayna.

Xiisada Bariga Dhexe Ayaa Muujinaysa In Sida loo kala Awood Weyn yahay laysku Dilayo Aduunkani,Iran Waxaay Ugu Goodidey Sucuudiga Iyo Imaraadka inay Gacan Ka gaysteen Dilka taliyaha Iran.

Wasiirka Arimaha Debada Iran Wuxuu Sheegay In hadii Askari Iraan Ah San Goror sankiisa Lagu Arko Ay Iyaga U Arkaan Inay Sucuudiga Iyo Imaraadka Ka Danbeeyaan Ayna Jawaab Ku Hoaboon Arki Doonaan.

Wasiirka Arimaha Debada ee Iraan Mohammed Javad Zarif Ayaa Sheegay In Weerar Kasta oo maraykanka Iraan Ku Qaado Aysan Ku Ekaan Doonin Iran lakiin Ay samayn doonto Dal kasta oo Ciidan Saldhig Siinaya dalka Maraykanka Sida Sucuudiga oo kale.

Halkani Hoose Ka Daawo

Dalka qadar Ayaa Hadaba Qaatay Go’aan xariifnimo ee Siyaasada Xiisada Iran Iyo Maraykanka,waxayna Maraykanka Kula Talisay Inuu Ciidanka qadar Uga Sugan Loo Raro Meel ka Fog dalkaasi ,Sidoo kale Aysan Saldhiga Looga Duulin Iran.

Isku dayga ah  Dhex Dhexaad laba dhinac oo iska soo horjeeda ayaa ah istiraatiijiyadda siyaasadeed ee arrimaha dibadda ee Qadar

Wasiirka arrimaha dibadda ee Qatar Mohammed bin Abdulrahman al-Thani ayaa Tehraan wuxuuna tacsi u diray madaxweynaha Iran Hassan Rouhani dilkii Soleimani, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee ISNA.

Waxaan nafteena u tixgelinaynaa dhinaca Iran. Kamaanaan fileynin, in waxaas oo kale ay dhacaan, ama in go’aan noocan oo kale ah weligiis la qaadan doono. Falalka noocan oo kale ah waa kuwo aan hore loo arag, aad ayaanna uga xunahay ugana walaacsanahay arintan, ”al-Thani, oo sidoo kale la kulmay dhigiisa Iran Mohammed Javad Zarif, ayaa laga soo xigtay isagoo leh.

dalka Qatar Ayaa Ah dalka  marti gelineysa joogitaanka ugu weyn Mareykanka ee gobolka, Qatar waxay heshaa “faa iidooyin badan oo xagga amniga ah”  “rajeyneysaa inay dhaadhicin doonto Mareykanka inuu iska indhatiro dhammaan dhaqan xumadiisa Dalkooda Saldhiga Ku yaala Ana Iran Looga Duulin,”

Qiyaastii 10,000 oo ka tirsan ciidamada militariga Mareykanka ayaa dagan garoonka diyaaradaha al-Udeid ee Qadar, oo ah xarunta ugu weyn millatariga Mareykanka ee Bariga Dhexe.

Ilaa iyo Dagaalkii Gacanka ee 1991, Saldhigga Cirka ee Al-Udeid waxaa loo isticmaalay in lagu amro diyaaradaha dagaalka iyo hantida kale ee Ciidamada Cirka ee gobolka.

Laakiin bishii Sebtember markii ugu horreysay muddo 13 sano ah, Mareykanku wuxuu ka dhaqaajiyay xarunta taliska iyo koontaroolka Qadar una wareegeen Sal Air Base ee Koonfurta Carolina.

Dhanka Kale Dagaalka Bariga Dhexe Ayaa Hada U Muuqda Inuu isku Badalayo dagaal Diimeed Salka Ku haya Shiico iyo Suni.

Sucuudiga Wuxuu ka Baqayaa Inay Shiicada Hareerayso dalka Sucuudiga halka Iraana Sidoo kale Ka cabsi qabto Inay Suniga Hareereyaan Dalka Iiraan.

Sucuudiga oo Laga Doonayey Inuu Isha Ku hayo dalka Israel Ayaa hada Badalkeeda isha Ku haysa talaabo kasta oo u Qaado dalka Iraan,waxaana uu Leeyahay taarikh Fog dagaalka Iraan Iyo Sucuudiga oo waligiisa Soo Jirey.

 

 

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com