DAAWO VIDEO:Xog Culus Bariga Dhexe dagaalka 3 Aad Iyo Iran Ku Dhawaaqday Dagaal

Bariga Dhexe ayaa dagaal qarka u saaran kadib war ka soo baxay Iran iyo Xizbullah, Iran ayaa ku hanjabtay “aargudasho darran”, waxaana ay sheegtay in Mareykanka uu qaadi doono mas’uuliyadda cawaaqibka ka dhasha dilka mid ka mid ahaa taliyayaasheedii sare, Jeneral Qasem Soleimani.

Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran ayaa xaqiijiyey in Soleimani oo hogaaminayey ciidamada xulka ah ee Quds, lagu dilay duqeyn Mareykanka ay ka fuliyeen agagaarka garoonka diyaaradaha Baghdad, Khamiistii.

Halkani Riix Video 

https://youtu.be/LG1MjvmOlEc

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com