DAAWO VIDEO:Xog Culus Madaxda Jubbaland iyo Puntland Nairobi Beesha Caalamka Ugu Yeedhay Dacwad Nabad Iyo Nolol ka Gudbisey

Madaxda Dowlada faderalka Soomaaliya Ayaa Uga Dacwootey Beesha caalamka Madaxda Jubbaland iyo Puntland Inay Hortaagan yahiin Heshiis Dowlada faderalka Ay La Gasho.

taasi oo Keentay Inay Beesha caalamka Ugu Yeedho Magaalada Nairobi Madaxweynayaasha Jubbaland Iyo Puntland,Sidoo kale waxaa Arintani Qeyb Weynka Ah Dowlada Kenya Sida La Sheegay.

Madaxda Faderalka Arimahani Dowladaha Ay Hor Dhigtay waxaa ka Mida Dalka Kenya .

waxaana Lagu wadaa kadib Kulanka Beesha Caalamka Inuu Nairobi tago Raysal wasaaraha Soomaaliya Si Shir Toos uu Ula Qaato Madaxda Jubbaland iyo Puntland.

halkani Riix Video Xogta

Labada Qodob ee Nairobi lagu cadaadinayo Madaxda Maamulada Puntland Iyo Jubbaland Ayaa Ah.

Arinta Doorashada Dalka Iyo Sharciga Doorashada Dowlada Faderalka Soo Gudbisey Inay Aqbalan,Si Aysan Caqabad Ugu Noqon Doorasho Dhacda.
Iyo Sidoo Kale In Madaxda Maamulada La Heshiiyaan Dowlada Nabad Iyo Nolol.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here