Degdeg:- Puntland oo ku dhawaaqday in Bil kadib la toogan doono kuwii Kufsaday misana Dilay Caaisha Ilyaas.

Xeer Iaaliyaha Puntland, Maxamuud Xasan Aw-cismaan ayaa goordhaweyd sheegay in 11-ka bisha soo socota ee February la fulin doono xukunkii dilka ahaa ee lagu xukunay saddexda nin ee loo hayo Kiiska Caaisha Ilyaas Aaden.

Xeer-ilaaliyaha aya asheegay in magaalada Boosaaso uubka dhici doobo fulinta xukunku.

Afartii bishii February ee sannadkii hore ayaa Marxuumad Caaiisha Ilyaas oo ahayd gabadhb yar dil iyo kufsi loogu gaystay magaalada Gaalkacayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here