Friday, August 14, 2020

Monthly Archives: January 2020

DAAWO:- Sheikh Shaakir oo kahadlay Doorashadii maanta loogu doortay Madaxwaynaha Galmudug.

1
Xildhibaanada 2aad ee Barlamaanka Galmudug, garabka Ahlusunna Waljamaaca ayaa madaxweyne u doortay Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan, kadib markii ay tanaasuleen labadii Musharax ee...

Guddiga doorashada Gamudug Garabka DFS oo waqti kordhin usameeyay xilliga doorashada.

0
Guddiga Doorashooyinka Galmudug, garabka Dowlada ayaa muddo 3 maalmood ah dib u dhigay doorashada Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenka. Xiliga cusub ee uu guddiga doorashada u...

Dhagayso:- Sh.Shaakir oo markale u cadeeyay Villa Somalia Mowqifkiisa siyaasadeed.

0
Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa markale waxaa uu sheegay in howlaha doorashooyinka ay dowladda Soomaaliya ka wado magaalada dhuusamareeb ay...

XOG:- R/Wasaare Kheyre iyo Xubno katirsan Ahlusunna oo Muqdisho kuyeeshay kulan lagu kala kacay.

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa xalay xarunta madaxtooyada ku qaabilay Cabdisamad Macalin Maxamuud oo inta badan Ahlu Sunna uga wakiil ah dhinaca...

AKHRISO:- Jubbaland oo shaki gelisay inuu nool yahay wasiirkeedi Amniga ee la sheegay inuu...

0
 Maamulka Jubbaland ayaa walaac ka muujiyay xaalada murugsan ee Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur (Janan), kaddib markii maanta duhurkii ay Taliye kuxigeenka Booliska...

Musharixiinta Mucaaradka oo gowr dhaw soo saaray hadal kale oo carro ay kamuuqato.

1
Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug ee afarta ah ayaa soo saaray baaq cusub oo ku aadan doorashada Galmudug, kaddib markii xalay saqdii dhexe ay ku kulmeen...

TOOS UDAAWO:- Dhagaysiga Khudbadaha Musharixiinta Galmudug oo hadda kasocota Dhuusamareeb.

0
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/514591619178551/  

Dhacdo ‘layaab leh’ oo sababtay in qabriga laga soo saaro nin isbuuc aasnaa

0
Meyd qabri ku aasnaa muddo hal isbuuc ah ayaa lasoo saaray, ka dib markii la ogaaday in uu khalad dhacay inta aan laga bixinin...

DAAWO VIDEO: Maxaa Loo Haystaa Fanaan cabdi Dhaanto oo Dowlada Xidhay Loona haysto...

0
Ciidamada Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa waxay fannaanka xalay ka soo qabteen degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Saraakiisha ciidamada booliska ayaa si hoose warbaahinta gudaha...

DAAWO VIDEO:Faysal Cali waraabe oo Weeraray Beesha Habar Gidir,Dhulbahante ,Caydiisina Afka Furtay.

7
Faysal Cali waraabe Ayaa Weerar Ku Qaaday Odayaasha Beesha Habar Gidir kadib Kulan Muqdisho Ku Yeesheen oo Qodobo Ay kasoo sareen,Waxaana Qodobadaasi ka Mid...

DAAWO VIDEO Sir Culus Wasiir Janaan Miyuu Geeriyoodey Mise Wuu Baxsaday

1
waxaa Soo baxaya Cabsida Jubbaland Ku Sheegtay Inuu Geeriyoodey Wasiirki Amniga Jubbaland ee dowlada u Xidhnaa,Iyadoo mudo Qoyskiisa oo Soo booqon Jirey Aysan Arag. War-saxaafadeed...

Askari Amerikaan ah oo ka sheekeeyay dhibkii uu kadhaxlay Somalia 1993 Xiligii la qaban...

1
Waxaa 29 sano laga joogaa markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, taaso horseeday dagaal sokeeye oo halakeeyay dalkaasi sanado badan. Xalaaddii ban'aadanimo ee ka...

Xildhibaan Fiqi oo Seddex Su’aal Waydiiyay Madaxda Villa Somalia “Janan ma disheen mise wuu...

2
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabkaayaa Saddex Su’aalood ka keeney Warka kasoo yeeray Booliska Soomaaliya ee ahaa in uu ka...

Puntland oo ciidamadii ug badnaa ka qoranaysa deegaanada Fogfog ee Gobolka Sanaag.

1
Masuuliyiinta Dawladda Puntland ee shalay soo gaaray magaalada badhan ee uu hoggaamiyay Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Dawladda Puntland ayaa maanta Daah-furay dib uhabaynta Ciidamada Booliska...

Afar qof oo qaba Cudurka Corona oo lagu arkay meelo katirsan Dalka Itoobiya.

0
Inta la xaqiijiyay Afar qof oo looga shakisan yahay inay qabaan caabuqa Corona ee ka dilaacay Shiinaha ayaa lagu arkay dalka Itoobiya sidda ay...

Degdeg:- Arday Shiinees ah oo qaba cudurka Corona ayaa lagu qabtay Garoonka diyaaradaha Nairobi.

0
Arday u dashay dalka shiinaha ayaa lagu qabtay Garoonka Juma Kenyaatta ee Magaaladda Nairobi ka dib markii laga helay astaamaha Cudurka Corona oo dad...

Ahlusunna oo dooratay Xildhibaano gaaraya 69mudane iyo Gudoomiyahooda.

0
Ahlusunna Waljamaaca ayaa Maanta oo talaadaa Magaalada Dhuusamareeb kaga dhawaaqay liiska Xildhibaano gaaraya 69 xubnood kuwaas oo ay sheegeen in ay yihiin Xildhibaannada labaad...

Sidee suuragal kutahay in Wasiir Cabdirashiid Janan uu ka baxsado gacanta DFS?.

0
Taliye Kuxigeenka Booliska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen Axmed ayaa barteeda Twitter ku shaacisay in Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Janan uu ka baxsaday xabsig...

Somaliland oo kala garan la’ Dagaalka siyaasadeed ee ay kula jirto DFS iyo Hormarada...

0
Soomaaliland ayaa gebi ahaan waxa ay aksoo horjeesatay in deegaanadeeda laga fuliyo mashruuca horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo uu Shalay Ra’iisul Wasaare kheyre ka daahfuray...

Hal musharax ayaa runta usheegay Guddiga doorashada Galmudug “Isma diiwaan gelinayo waana tartamayaa..”

0
Musharax Cabdi Cabdullaahi Axmed (Cabdi Dheere) oo ka mid ahaa Musharaxiintii xulafada ahaa ayaa caddeeyay in aanu ka qeyb geli doonin doorashada Madaxweynaha Galmudug,...

Musharax Qoorqoor maxaa lagu cadayn karaa in ay wadato Villa Somalia “Talaabo ayuu qaaday…”.

0
Axmed Cabdi Kaariye oo loo yaqaano Axmed Qoor Qoor Musharaxa Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta iska diiwaan geliyay Guddigii doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug...

R/Wasaarihii Dalka Qatar oo is casilay Balse saacado kadib Booskiisi waa la buuxiyay.

0
Mas’uuliyiinta Dowladda Shiinaha ayaa Xaqiijiyay in dad gaaraya 106 qof ay u dhinteen caabuqa corona, halka afar kun oo kalena uu haleelay xanuunka oo...

Caruur ku geeriyootay dab xoogan oo ka kacay Guri kuyaal Magaalada Burco.

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dab geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo mid hantiyadeed oo xalay ka kacay Guri ku...