Friday, August 14, 2020

Monthly Archives: January 2020

Dilalka Somalida kunool Dalka Koonfur Africa oo soo laba kacleeyay “Marxuumkii labaad ayyaa...

0
Koox burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa Magaaladda Cape Town ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa ganacsatada halkaas kunool iyada oo mid kale lagu...

DAAWO VIDEO:Xog Dhaba Xagee Maraysaa Maamulka Loo dhisayo Khaatumo Iyo Maakhir Iyo Arimo Xaasaasi.

2
Waxaa Aad loo dareemaya Dareen Ay ku Midoobayaan Gobolada Khaatumo Iyo maakhir oo Baryahani Soo Jiitamayey,Waxaana Socda Olole Xoogan oo Dhanka Qurbaha Ka Socda...

DAAWO VIDEO:Siyaasinti Ugu Badna Somaliland Kulmiye oo Muqdisho Xisbi Midnimo Soomaliya Uga Dhawaaqay

1
Prof. Cismaan Abuukar Dubbad oo hore uga tirsannaan jirey Xisbiga taladda Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa magaaladda Muqdisho kaga dhawaaqay Xisbi siyaasaddeed cusub. Prof. Cismaan...

DAAWO:- Somaliland oo soo bandhigtay Muuqaalka Askartii kagoosatay Boocame ee iska dhiibtay Laascaanood.

6
Maamulka Soomaaliland saraakiil ka tirsan iyo maamulka degmada Laas-caanood ayaa soo dhaweeyay, iyagoona soo bandhigay ciidamo ay sheegeen in ay kasoo goosteen maamulka Puntland...

Dhacdo Xanuun badan:- Cabdisalaan waxa ay Murmeen Xaskiisa kadibna waa ay dishay

0
Wararka kusoo dhacaya warqabadka Marqaannews ee Somalia islamarkaana ka imaanaya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in magaaladaasi lagu dilay wiil dhalinyaro...

DFS oo markale ku faantay In Sucuudiga uu yahay Taageeraheeda 1aad ee Dunida.

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah  ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, oo saaka wareysi gaar ah siinayey wargeyska Sharq Al-Awsat, ayaa si diblomaasiyadeed...

Hirshabeele oo Qoraal ku karbaashtay Bayle iyo Jamaal “Waxaa cunaqabatayn nagu haya wasiiro aan...

1
Maamulka Hirshabelle ayaa si kulul u dhaliilay Wasiirada Maaliyadda iyo Qorsheynta ee Xukuumadda Somaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Jamaal Maxamed Xasan. Hirshabelle ayaa labadan wasiir...

CCWarsame oo qiray in Cunaqabatayn lagu hayo Maamul Goboleedyada sababo la xiriira olalaha Doorashada.

0
Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay Mashruux ay shalay Magaaladda Muqdisho ku kala saxiixdeen Wasaaradaha Maaliyadda, Howlaha guud iyo...

Dowladda Imaaraatka oo markii ugu hareysay Qaraxii Turkida lagula eegtay Duleedka Muqdisho.

0
Wasaarada arrimaha dibadda Imaaraatka Carabta ayaa si kulul u canbaareeysay qarax Ismiidaamin ahaa oo shalay duhurnimadii ka dhacay wadada dheer ee xiriirisa Muqdisho iyo...

AKHRISO Degdeg:- Guudiga dorashada Madaxtinimada Galmudug oo lagu dhawaaqay.

0
Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa ka dib kulan ay ku yeesheen Magaaladda Dhuusamareeb waxaana shir guddoominaayay Gudoomiyaha Cusube ee...

QORMO Xiiso Badan:- Halista ba’an ee Muqdishooyinka 2020: Magaalooyin isku ag yaal oo kala...

2
Maaddaama xannibaadda magaalada dul saaran oo marba marka ka dambeysa ka soo dareysay ay hadda mareyso heerkii ay ugu liidatay uguna khatarta badnayd waxaa...

Mustafe Cagjar oo Heshiisyadii uga baxay Jabhadda ONLF + Cabsi laga qabo kacdoon cusub.

0
Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka tirsan hoggaanka sare ee ONLF, ayaa xilli uu u waramayey TV-ga DDS, ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegay...

Kenya oo wali ku howlan xerxerida Somalida ku nool Dalkeeda “Shan Qof oo maanta...

0
Booliska magaalladda Nairobi waxa ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen 5 qof oo lagu tuhunsan yahay in ay qorsheynayeen weeraro ay shalay ka...

Ciidamo Huwan ah oo Weerar aan caadi ahayn ku qaaday Meel kudhaw Caasimadda Alshabaab.

0
Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo kuwa Jubbaland ayaa saakay si wadajir ah howlgal uga fuliyey qeybo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan...

Ciidamadii ugu badnaa ee ka goostay Puntland oo lagu soo bandhigay Laascaanood

0
Maamulka Soomaaliland saraakiil ka tirsan iyo maamulka degmada Laas-caanood ayaa soo dhaweeyay, iyagoona soo bandhigay ciidamo ay sheegeen in ay kasoo goosteen maamulka Puntland...

Dowladda Erdugan oo ku hanjabtay in aysan joojin doonin caawinta Somalia xilli wali uu...

0
Dowladda Turkiga oo si weyn u taageerta Soomaaliya ayaa war ka soo saartay weerarkii shalay ka dhacay afaafka hore ee degmada Afgooye. Wasiirka arrimaha dibadda...

Banaanbaxyo sabababay Dhimashada Dad shacab ah oo ka dhacay dal kamid ah Kuwa Carbeed.

0
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Bayruut ee caasimada dalka Lubnaan waxaa sii xoogaysanaya dibad-baxyo shacabka dalkaasi ay ku doonayaan isbadalo siyaasadeed iyo...

Guddiga Doorashada Madaxtinimada Galmudug oo maanta looga dhawaaqayo Dhuusamareeb.

0
Golaha xildhibaannada 2aad ee maamul goboleedka Galmudug ayaa maanta lagu wadaa in ay yeeshaan kulankoodii ugu horeeyey tan iyo wixii ka dambeeyey doorashadii guddoomiyaha...

DAAWO VIDEO:Deg Deg RW Khayre oo Qarax Siyaasadeed ka Bad Baadey oo Loo Maleegeyey

0
Arinta Ugu Weyn Ayaa Ahayd In Ay ka Faa'idaysanayeen Mucaaradka Dowlada oo Farxad U Ahayd Inay Heleen Bogga Cusub ee Dowlada Ku Weerari karaan,Iyagoona...

Itoobiya oo Cadeysay Mowqufkeeda Soomaliland Iyo Midnimada Soomaaliya Dadaalkeeda

1
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey Danjire James Swan uu farriin gaar ah gaadhsiiyey madaxweynaha...

MD Deni oo Maareeye Cusub usameeyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaso.

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa mar kale Maareeye cusub u magacaabay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso. Madaxweyne Deni ayaa Axmed Siciid Yuusuf u magacaabay Maareeyaha...

XOG:- Maxaad kala socotaa Sababta Khayre uu uhakiyay Caawinta Maamulka Goboleedyada Dalka.

0
Wasaaradah Maaliyadda, Howlaha guud iyo gobolka Banaadir ayaa Maanta magaalada Muqdisho waxa ay ku saxiixeen heshiis la xiriira Mashruuca horumarinta magaalooyinka Soomaaliya (Somali Urban...

Warbixin:- Taxanaha Mashruuca Horumarinta magaalooyinka iyo xilliga uu soo bilowday

0
Mashruuca Horumarinta magaalooyinka waxa uu soo bilowday sanadkii 2015 (Somali Urban Investments Planning Project- SUIPP) waxaana markaas laga bilaabay magaalada Muqdisho. Mashruucan waxaa si rasmi...

DAAWO: Tik Tok waa calaamad muujinaysa in dunida ay diyaar u tahay soo dhoweynta...

0
1️⃣Waa maxay Tiktok ? 2️⃣Yaa iska leh? 3️⃣Hadafka loo sameeyay waa maxay ? 4️⃣Muxuu kaga duwanyahay social media-hii hortiis jiray ? 5️⃣Maxaa xigi doona Tik Tok ? Sanadkii tagay...

Axmed Madoobe oo ku hanjabay in isaga iyo Deni ay dhisi doonaan Dowlad kamadax...

1
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe), ayaa sheegay in Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah ee Puntland iyo Jubbaland...