Qosol Somaliya oo Codsatay Geela Australia & Somaliland Sheegtay Inay Iyada Laga Dhacay

In ka badan 10,000 oo geel ah ayaa lagu tooganayaa waddanka Australia, gaar ahaan dhinaca koonfureed ee dalkaas, ka dib markii ay dadka biyaha ku ciriiriyeen xilli ay jiraan kuleyl daran iyo abaar baahsan.

Hadaba Horay Soomalida U Tiri baadiyi Nin Ana Lahayn Ayey Dul joogta,Australia Geela wadamada Ugu Neceb Ayey Kujirta Iyagoona Hilib Iyo Dheef kale Doona ka Cunin Waxayna Ugu Yeedhaan Xayawaan halka Soomalidana Ayba Isku Dagaali Jireen Iyo Xataa carabta.

Video

Dalalka Hada Loo Ogoladay Waxa Kujira Saudi Arabia, Imaaraadka Carabta,  iyo Malaysia Inay Dhoof sadaan.

Hada waxaa La Sheegayaa Inay Geelani Codsanayaan Dalal badan oo Soomaaliya Kujirto,Koonfurta Dalkaasi Australia Waxaa Ku Nool Geel Ana Wadooyin Meel Cag la Dhigo lahayn.

Dalalka Codsanaya waxaa ka mida Afganistaan Iyo Dalal Carabta Ah ,Xataa Soomaaliya Ayaa Ku biirtay Qoraal Dalkaasi Looga Codsanayo inay Geelaasi u Ogolaadaan Inay usoo Gacan Galiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here