Taliyihii Hore ee NISA oo Dhuusamareeb kaga dhawaaqay inuu usharaxan yahay xilka madaxtinimada Galmudug.

Janeraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare taliyihii hore ee Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya xilligii dowladii Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa uu dowladda Federaalka ugu baaqay inay xaliso tabashada Madaxweyne Xaaf.

Janeraal Tuuryare oo kamid ah musharixiinta Madaxweynaha Galmudug maantana tegay dhuusamareeb ayaa sheegay in la arki doono Galmudug oo Caalamka la tartameysa,isla markaana dhisantay.

Waxaa uu madaxda Dowladda Federaalka ka dalbadey inay xaliso tabashada uu qabo Xaaf iyo cid kasta oo wax tirsaneysa.

 

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*