Saturday, July 4, 2020

Monthly Archives: February 2020

Nabadoon Caan ah oo Caawa lagu dhaawacay Boosaaso iyo Koox looga shakisan yahay falkaasi.

0
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, ayaa sheegaya in halkaasi fiidnimadii caawa lagu dhaawacay Nabaddoon Cabdullaahi Cali Sugulle oo kamid ah...

XOG:- Villa Somalia oo Damacday inay Muqdisho kuxirato Madaxda Ahlusunna iyo Qoorqoor oo qorashahaas...

0
Warar cusub oo ay heshay shabakadda Marqaannews ayaa sheegaya in uu fashilmay dadaal ay DFS ku doonayso in Muqdisho loo duuliyo Madaxda uigu Sarreysa...

AU oo kahadashay Xaaladaha Galmudug, Amaanka, Bin aadanimada iyo guud ahaan siyaasadda Dalka.

0
Golaha Ammaanka ee Midowga iyo Nabadgalyada Midowga Afrika ayaa ka hadlay qorshaha Dowladda Federaalka, Doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo dhamaadka sanadkaan...

DAAWO:- Puntland oo si adag uga hadashay Afgambigii lagu sameeyay Ahlusunna iyo Weerarka kusocda...

5
Maamulka Puntland ayaa ku tilmaamay nasiib daro weyn dagaalkii Ciidanka dowladda Soomaaliya ay ku qaadeen Xarumaha Ururka Ahlusunna ee degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb. Dagaalkaasi ayaa...

Xildhibaan dhawaan ku biiray Baarlamaanka Iiraan oo u geeriyooday Caabuqa Coronavirus.

0
Wakaaladda wararka dalka ee Iran ayaa maanta werisay in xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalkaas uu u geeriyooday caabuqa Coronavirus. Maxamed Cali Ramazani ayaa todobaadkii lasoo...

Nin qaba HIV/AIDS oo loo heystay Kiis Kufsi ah ayaa maanta lagu xukumay Garoowe.

3
Maxkamadda Sare ee dowladda Puntland, ayaa maanta oo Sabtiya xukun kama dambaysa ah ku ridday, xukmane lagu magacaabo Mukhtaar Cabdikaafi Xirsi oo ku eedaysan...

Puntland iyo Somaliland oo Madaafiic xoogan isku weydaarsaday Gobolka Sool + Faahfaahin.

6
Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta oo Sabtiya hub culus isku weydaarsaday degaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Goob-joogayaal ku sugan Tukaraq ayaa xaqiijiyay in gelinkii...

DAAWO:- Hogaamiyaha Guud ee Ahlusunna oo soo hadlay “Anaga damaceenu ma ahan Maal iyo...

0
Hogaamiyaha Guud ee Culimada Ahlusunna Waljamaaca Macalin Maxamuud oo shir jaraaid ku qabtay Dhuusamareeb ayaa sheegay in uu ka xun yahay wixii ka dhacay...

Dagaalkii Puntland iyo Somaliland ma waxa uu isku badalayaa Hanjabaad iyo Hadal Warbaahineed.

1
C/samad  Maxamed Gallan Wasiirka amniga Puntland ku sugan degaanka Yuube ee gobolka Sanaag ayaa digniin u diray Somaliland, ka dib markii uu sheegay in...

Lacag aan cadadkeeda la sheegin oo laga rabo Musharixiinta doonaya in ay kamid noqdaan...

0
Guddiga farsamada maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay shuruudaha laga doonayo xubnaha u sharaxay ka mid noqoshada baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shuruudaha laga...

Siyaasi CCWarsame oo dambi Dagaal ku tilmaamay Wixii ka dhacay Caasimadda Galmudug.

1
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in hubkii ciidanka Gaashaan ee loogu tala galay in lagula dagaallamo Al-Shabaab ay...

SAWIRO:- Burbur Xoogan oo gaaray Dhismihii ay deganaayeen Madaxda Ahlusunna ee INJI.

2
  Sawiro lasoo qaaday saakay ayaa waxaa ka muuqanaya Burbur baaxad leh oo ka dhashay Dagaalkii saacadaha badan qaatay ee dhexmaray Ahlusunna iyo Dowladda Somalia. Dagaalka...

SAWIRO:- Masuulkii ugu horeeyay ee Ahlusunna ah oo Gaadiid Bilaa Hub ku wareejiyay DFS.

0
Xarunta Inji magaalada Dhuusamareeb waxaa ka socda wareejinta gaadiidkii ay gacanta ku hayeen Ahlu Sunna. Saadaq Sheekh Yuusuf Wasiirkii Amniga Galmudug oo ka mid ah...

DAAWO:- Sh.Shaakir oo sheegay inuusan raali ka ahayn shacabkiisa in la dhibaateeyo sidaasna uu...

1
Madaxii Xukuumadda Galmudug, sidoo kalena kamid ah Madaxda Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo Warbaahinta kula hadlay Magalaada Dhuusamareeb ayaa sheegay in...

DAAWO VIDEO FADEEXAD:Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Seylici oo Xaflad Dagaal U...

1
Xaflad Lagu qabtay Magaalada Hargeysa Ayaa Isku Badashey Goob dagaal oo Isku Weerareen Madaxweyne Kuxigeenka Soomaliland Cabdiraxman Seylici Iyo Gudoomiyaha UCID Faysal cali waraabe. Faysal...

DAAWO VIDEO Xogta 30 Sano Kadib oo Soomaaliya Guul Dhaqaale Gaadhey Aduunkuna Filayn

0
Guddiga fullinta ee Bangiga Adduunka ayaa sheegay inay qaadeen tallaabo lagu soo celinayo xiriirkii maaliyadeed ee kala dhaxeeyay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya muddo soddon...

DAAWO VIDEO:Toos Wariye Salman Turkiga Xadka Yurub Furay Somali Fursad Ka Helay.

0
Koox muhaajiriin ah oo ku sugan dalka Turkey ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka xuduudda dalkaas uu la wadaago Greece iyo Bulgaria, ayaga oo ku...

DAAWO VIDEO:DEG DEG Dowlada Xabsi Galisey Hogaanka Ahlusuna & Qasaaraha Dagaal 20 Dhawac.

0
Dowlada Soomaaliya Ayaa Cabsi Guri galisey hogaanka Ahlusuna Markii Ay Dusha Kala wareegeen Xarunta uu ku Sugan yahay Hogaamiyaha Ahlusuna ee Inji,waxaana Ciidanka Dowlada...

DAAWO:- EX-Wasiir Taardhuuleed oo Aflagaado kula kacay Ahlusunna sheegayna in lasoo afjaray Jiritaankooda

0
  Wasiirkii hore ee Amniga Galmudug Cismaan Nuur "Taardhuuleed" oo shir jaraaid qabtay ayaa sheegay in Ahlusunna ay dhibaato ku ahayd deegaanada Galmudug isla markaana...

Kenya oo si jeesjees ah uga jawaabtay Eedeyn dhawaan kasoo yeertay Dowlada Somalia.

1
Dowladda Kenya ayaa sacado kadib ka jawaab celisay Hadal qoraal ah oo kasoo yeeray Dowladda Somalia kaasi oo eedeyn loogu jeediyay Dowladda Kenya. Eedeynta DFS...

DAAWO:- DFS oo Gedo kusoo bandhigtay Saraakiil iyo Askar ay sheegtay in ay kasoo...

1
Saraakiisha Ciidanka Dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay Maanta so bandhigeen Ciidamo iyo Saraakiil ay sheegeen inay...

Qaxootigii ugu badnaa oo fursad uhelay in ay ka gudbaan Xuduuda Turkiga iyo Yurub.

0
Koox muhaajiriin ah oo ku sugan dalka Turkey ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka xuduudda dalkaas uu la wadaago Greece iyo Bulgaria, ayaga oo ku...

Cabdiraxmaan Odawaa oo wax laga xumaado ku tilmaamay dagaal lagu xiiqmay ee ka soconaya...

0
Baaq Nabadeed ayaan u dirayaa dhinacyada Dhuusamareeb ku diriraya. Waxaa ayaan daro ah maanta colaada ka oogan Dhuusamareeb, waxaa aad ii damqaya Shacabka waxyeelada kasoo...

DAAWO:- Muuqaal toos looga soo duubay Dagaalka xooga badan ee ka soconaya Caasimadda Galmudug.

1
Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa ka socda dagaal ku 6-Saac, waxaana wali la maqlayaa rasaasta ay isku ridayaan Ciidamada Dowladda gaar...