DAAWO:- Cuqaasha Dhulbahante oo Fariin Degdeg udiray Wasiirkii shalay aflagaadeeyay Shirkadda Hass Gas.

Qaar kamid ah waxgaradka Gobolka Sool ayaa waxay sheegeen in ay aad ula yaabeen hadalkii shalay kasoo yeeray Wasiirka Howlaha guud ee Maamulka Somalilandkaasi oo aflagaado kula kacay Shirkadda Shidaalka ka shaqeysa Hass.

Waxgaradka ayaa waxay sheegeen in Wasiir Qambi uu galay dambi wayn isla markaana looga baahan yahay inuu raali gelin kabixiyo hadalkiisii shalay.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Cuqaashu dagaalka dadka lagu hayo Hala hadleen shirkada shirkad baa u joogta hadii Haas ladeynwaayo dhiigshiil lama daynayo taas dadweynaha ayey u taal

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*