DAAWO:- Jabhadda SSC oo soo bandhigtay Ciidankii Xureyn lahaa Dhulka maqan + Waxgaradka oo cabsi muujiyay.

 

Dadka ku nool Magaalada Buuhoodle iyo deegaannada hoostaga ayaa waxaa ay sheegayaan inay dareemayaan cabsi ku aadan in dushooda ay ku dagaalamaan Ciidamada Soomaaliland iyo kuwa Jabhadda SSC ee ku sugan Magaalada Buuhoodle.

Waxgaradka Gobolka Ceyn oo kulan kuyeeshay Buuhoodle ayaa waxay sheegeen in aysan aqbalayn dagaal ka dhaca Buuhoodle iyo guud ahaan Gobolka iyagoona fariin udiray Ciidanka SSC ee buux dhaafiyay magaaldaasi.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Waa dhab odeygu runbuu sheegey. Kuwa waxbaanu xoreyneynaa lehi waxey rabaan magaalo ay Ciidanka Qaranka ee Somaliland kaga dhuuntaan. Kolba intey soo yara shiidaan. Meel nabada colaad anaba uma ogolin. Colaad oo dhan cidnaba ka yeeli meyno.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*