DAAWO VIDEO Cajiib Xildhibaan Somaliland oo Kaga Yaabiyey Barlamaanka Maamulka Mar kale”Midnimada Somali Inagama Dhiman Maalin 5ta Somali Midowaan Baan Sugayna

Xildhibaan Jirde Ayaa Mar kale Uga Yaabiyey Xildhibaanada Maamulka Soomaliland Kadib hadal Gilgiley oo uu kala Dhex Kacay,Wuxuuna Sheegay inay Wali Sugayaan Midnimada Soomaaliya Iyo Shanta Soomaliyeed Inay Midoobaan.

waxaana Gacmaha Iyo Dhaban Isa saaray Xildhibaanada Barlamaanka Soomaliland Dhamaantooda,Xildhibaan Jirde Wuxuu Sheegay Inuu Farmaajo yahay Nin Reer Soomaliland ,Hooyadii Madama Ay Kasoo Jeedo Soomaliland.

Video Hoos Ka Daawo

1 COMMENT

  1. Wagadh!

    Soomaalidu way mideysan tahay ee iidooroow idinka ayaa ashuun ka dhex qoobaadaya. Bal mar qudh ah madaxa haanta kala soo baxa aydun waaqiciga dhabta ah indhaha ku kala qaaddeen ee.

    Waxa ummadda idin ka faquuqay ee mugdigaa idin ku awday ayaa yaab iyo amankaag dadka ku noqday xaqiiqdii. Soomaaliyi waa hore ayay sammaatay ee idinka ayaa saxar ku noqday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here