DAAWO VIDEO Xog Ilhan Cumar oo Ku Guulaystey Inay Xayiraada Socdaalka Ka Qaado dalka Somaliya

Gudiga Garsoorayaasha Maraykanka Ayaa Ku Dhawaaqay in Loosoo Gudbiyo Sharciga Safarka xadidaya Dalal Badan oo islaam Ah oo Soomaaliya Kujirto,Kadib Soo jeedin Aqalka Congaraska Maraykanka usoo jeediyey,kana Shaqeeyeen Xildhibaano ilhaan Cumar Hogaaminayso.

Sharciga Ayaa Hada Qarka u saaran in la baabi’iyo Ama La qafiifiyo kadib marka uu hortago Golaha Garsoorayaasha Maraykanka.

Halkani Hoose Video ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here