DAAWO VIDEO:Cajiib Jilayaasha Burco Muqdisho Hees Qiiro badan Kusoo Qaaday Soomaali Iyo Midnimo…..

Todobaad Yadani waxay Ahayd Mid Uga Duwan Soomalida Xiliyada Hore,waxayna u Muuqanaysaa Inay Soomali Joogaan Xiligii Xornimada la Qaadanayey,Sida Midnimada Iyo Waliba Dadka Gobolada waqooyi kasoo Jeeda In badan oo ka Mida Ugu Soodhawanayaan Dhanka Midnimada Muhimadeeda.

Tani oo Hees Ay Qaadayaan jilayaasha Ugu caansanaa Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.Iyagoona Jooga Hada Magaalada Muqdisho oo Calanka Soomaaliya Dul saaran yahay.

Video

Cajiib Jilayaasha Burco Muqdisho Hees Qiiro badan Kusoo Qaaday Soomaali …..

Posted by Mohamed Shiine on Wednesday, February 26, 2020

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. WAA DHALLAAN DHALANDHOOLKII, DHAMACDII IYO DHACANKII DHIIGYACABKA SNM KA SOO DHEEMAALAY OO DHULKOODII HOOYO DHAYDA MACAAN KU DHUUQAYA.

    WELCOME HOME KIDS AND WELL DONE!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*