DAAWO VIDEO:DEG DEG Dagaal Culus Jubbaland iyo Cidamada DFS Kismaayo Qarka U saran,Masuulin Jubbland Muqdosho La Xiray

Shir ay maanta magaalada Kismaayo ku yeesheen golaha wasiirada Jubaland ayaa looga hadlay ciidamada ay dowladda federaalka toddobaadyadii dhowaa ku daabuleysay islamarkaana qabsadady qeybo ka mid ah gobolka Gedo.

Qoraal kasoo baxay golaha wasiirada Jubaland ayaa lagu sheegay in dowladda dhexe ay “faro-gelin qaawan” ku hayso dowlad goboleedka Jubaland ayna “weerar qaawan kusoo qaaday” gobolka Gedo.

Daawo video Hoose

Sida lagu sheegay qoraalka, golaha wasiirada Jubaland ayaa go’aan ku gaaray inay heegan buuxa geliyaan ciidamada kala duwan ee dowlad goboleedka Jubaland, si looga hortago, baa la yiri “weerarada qaawan ee ay dowladda federaalku kusoo qaaday Jubaland.”

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*