DAAWO VIDEO:DEG DEG Kulan Hada Muuse Bixi Iyo farmajo Adis Ka Socda,MD Hore Sudan oo ICC Loo Dhiibayo

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muusem Biixi Cabdi uu kulan hada u socdo Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Ilo ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in kulan uu u socdo Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi, kaasi oo ah kulankii ugu horeeyay ay dhexmaraya labada dhinac.

Daawo Video

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Biixi ma aha Farmaajo dhiggiisa oo wax hadal ah ee heer dowladeed u kala dhex mari kara ayaan ba jirin. Bariido Soomaalinimo wax ka baxsani ma dhex mari karaan waayo labadu isku maqaam ma joogaan. Biixi maadaama uu fallaageynayo in loo caqli celiyo oo ay madaxda IGAD runta iyo xaqiiqada dhabta ah dhakada ka saaraan ayaa Addis loogu yeedhay.

    Sidaas oo ay tahay, labadooda kan shaadirka ah ee shaxda diblumaasiyadda aadka ugu xeeldheer waa Biixi. Farmaajo waddaniyad iyo daacadnimo ba lagu ma gaarayo laakiin shaxda siyaasadeed aad ayuu uga arradan yahay. Haddii uu fariidnimadeeda leeyahay waxuu haleeli lahaa in uu maamullada kale iyo xukuumaddiisa federaalka qummaati iskugu dubbarido si markaasi uu Biixi toos ugu takoormo oo uu cadaadisku la dego. Farmaajo waa nacas.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*