DAAWO VIDEO:Hooyo Soomaaliyeed oo hargeysa Joogta oo Farxad Imanshaha Farmaajo La Oydey”Farmaajo Waa Madaxweyne Soomaaliya ,Ma Yuhuudba”

Shacabka Soomaaliyeed ee Kunool Gobolada Waqooyi ee Soomaliland Ayaa Siweyn Uga Hadlay Inuu Madaxweyne Farmaajo Tago magaalada Hargeysa,Waxayna Siweyn usoo Dhaweeyeen Inuu Hargeysa Tago.

Hooyo Soomaaliyeedoo Reer Hargeysa Ayaa Siqiiro badan waxay Uga Hadashay Inuu Imaado Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo hargeysa,Hooyadani Ayaa Sheegtey Inuu yahay Madaxweyne Soomaliyeed,Hadii Raysal wasaare Itoobiya Lasoo Shaweeyo uu ka Mudan yahay Farmaajo.

Halkani Riix Video Hooyo Soomaliyeed Muuqaal

“Farmaajo ma Yuhuudbaa,Hadii yuhuud Imaado Waa lasoo Dhaweyn lahaa,Waan Soodhaweynaynaa Roog cas Ayaan U Dhigaynaa,Caleemo Ayaan U Ruxaynaa Ayey Sheegtey”

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*